{"id":42389,"date":"2017-12-11T01:07:58","date_gmt":"2017-12-10T22:07:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42389"},"modified":"2017-12-11T01:08:30","modified_gmt":"2017-12-10T22:08:30","slug":"magaalada-qaahira-ee-dalka-masar-oo-lagu-soo-gabangabeeyey-shirkii-wasiirada-arrimaha-debedda-jaamacadda-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/magaalada-qaahira-ee-dalka-masar-oo-lagu-soo-gabangabeeyey-shirkii-wasiirada-arrimaha-debedda-jaamacadda-carabta\/","title":{"rendered":"Magaalada Qaahira ee Dalka Masar oo lagu soo Gabangabeeyey Shirkii Wasiirada Arrimaha Debedda Jaamacadda Carabta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jaamacadda-carabta.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42390\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jaamacadda-carabta.jpg\" alt=\"\" width=\"780\" height=\"446\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jaamacadda-carabta.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/jaamacadda-carabta-300x172.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 780px) 100vw, 780px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka Wasiirradda Arrimaha dibadda dalalka ku jira Jaamacadda Carabta ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkaan oo ahaa mid diiradda lagu saaray xaaladda magaalada Qudus iyo sidoo kale go\u2019aankii madaxweyne Trump, waxaa ay sheegeen wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalka Jaamacadda Carabta in ay tahay wax aan la aqbali karin in Quddus Yahuuda ay u noqoto caasimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiiradda ayaa sheegay in ay soo saari doonaan Go\u2019aan mid ah oo ay kaga jawaabayaan hadalkii Trump ee Quddus.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka arrimaha dibadda ee Lubnaan Gebran Bassil, ayaa sheegay in dowladdaha Carabta ay tahay in ay ka fakaraan cunaqabateyno ka dhan ah Mareykanka si looga hortago inay u raraan safaaradda Israa\u2019iil magaalada Qudus.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr Bassil ayaa sheegay inay tahay in la qaado tallaabooyin diblomaasiyadeed, kaddibna lagu soo rogo cunaqabateyno dhaqaale iyo kuwa maaliyadeed Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxa kaniisadaha Masar Pope Tawadros-ka labaad ayaa sheegay in uu ku gacan seeri doono la kulanka madaxweyne ku xigeenka Mareykanka, Mike Pence marka uu soo booqdo magaalada Qaahira dhammaadka bisha soo socoto.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42368\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42333\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka Wasiirradda Arrimaha dibadda dalalka ku jira Jaamacadda Carabta ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar. Shirkaan oo ahaa mid diiradda lagu saaray xaaladda magaalada Qudus iyo sidoo kale go\u2019aankii madaxweyne Trump, waxaa ay sheegeen wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalka Jaamacadda Carabta in ay tahay wax aan la aqbali karin in Quddus [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42390,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42389","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42389","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42389"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42389\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42392,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42389\/revisions\/42392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42390"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}