{"id":42384,"date":"2017-12-11T00:17:05","date_gmt":"2017-12-10T21:17:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42384"},"modified":"2017-12-11T00:17:05","modified_gmt":"2017-12-10T21:17:05","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtey-safar-debedda-uu-ugu-maqnaa-kadib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtey-safar-debedda-uu-ugu-maqnaa-kadib\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Dib ugu soo Laabtey Safar Debedda uu ugu Maqnaa kadib."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmajo-guryo-noqosho.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft  wp-image-42386\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmajo-guryo-noqosho.jpg\" alt=\"\" width=\"948\" height=\"496\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmajo-guryo-noqosho.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/farmajo-guryo-noqosho-300x157.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 948px) 100vw, 948px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saakay dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu shir uga qeybgalay magaalada Sharmal Sheekh ee dalka Masar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya,waxaana safarka madaxweynaha Soomaaliya ku wehliyay xubno katirsan golayaasha baarlamaanka iyo wasiirada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed Cabdullaahi farmaajo oo ka qeyb-galay Madasha Ganacsiga Afrika 2017 ee magaalada Sharma Sheekh ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo mideynta dadaallada iyo qorsheyaasha wadamada Afrika ee ku aaddan maal-gashiga iyo kor u qaadista Iskaashiga ganacsiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo oo maalmo ka hor hadal ka jeediyay shirka ayaa waxaa uu madasha ku soo bandhigay khayraadka ay hodonka ku tahay Soomaaliya, fursadaha maal gashi iyo kaalinta ay ka qaadan karto suuqa ganacsiga xorta ah ee Afric ay qorshaynayso in dhidibada loo taago.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42368\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saakay dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu shir uga qeybgalay magaalada Sharmal Sheekh ee dalka Masar. Waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya,waxaana safarka madaxweynaha Soomaaliya ku wehliyay xubno katirsan golayaasha baarlamaanka iyo wasiirada. Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42386,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42384","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42384","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42384"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42384\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42387,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42384\/revisions\/42387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42386"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42384"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42384"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42384"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}