{"id":42376,"date":"2017-12-10T00:47:53","date_gmt":"2017-12-09T21:47:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42376"},"modified":"2017-12-10T00:50:31","modified_gmt":"2017-12-09T21:50:31","slug":"mweyne-farmaajo-oo-ka-qeyb-galey-shirka-ganacsiga-afrikamaxaa-looga-hadley-shirka-dawladaha-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/mweyne-farmaajo-oo-ka-qeyb-galey-shirka-ganacsiga-afrikamaxaa-looga-hadley-shirka-dawladaha-afrika\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo ka Qeyb Galey SHirka Ganacsiga Afrika\/Maxaa looga hadley SHirka Dawladaha Afrika."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirka-ganacsiga-africa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42377\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirka-ganacsiga-africa.jpg\" alt=\"\" width=\"894\" height=\"596\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirka-ganacsiga-africa.jpg 630w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirka-ganacsiga-africa-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 894px) 100vw, 894px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay shirka Ganacsiga Afrika, oo ka dhacay magaalada Sharma Sheikh ee dalka Masar, kaasoo ay ka soo qeyb galeen Madax ka tirsan Qaaradda Afrika.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha ganacsiga ee ka jira qaaradda Afrika, maalgashiga iyo sidii loo xoojin lahaa ganacsiga yar yar ee ka jira Qaaradda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa yiri \u2018\u2019 Waxaan ka qeybgalay shirka Madasha Dhaqaalaha ee Africa oo ka dhacay magaalada Sharma Elsheikh, waxaan maalgashadayaasha Africa iyo kuwa Caalamkaba u sheegaynaa in Soomaaliya ay u furantahay maalgashi, xukuumaddeennu waxay diyaar u tahay cid kasta oo maalgashanaysa Soomaaliya, waxaana ku soo dhaweynaynaa gacmo furan si aan dalkayaga u horumarinno, lana dagaallano saboolnimada, shaqo abuurna ugu sameyno dhalinyaradeenna.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" class=\"\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Dec\/2017129636483771518033323fd.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka oo uu soo qaban qaabiyay Madaxweynaha Masar C\/fataax Al-Sisi ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Ganacsato caan ka ah Qaaradda Afrika iyo Caalamka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guud ahaan marka la eego madaxdii ka hadashay shirka waxaa ay ku dheeraadeen kheyraadka ay leedahay Afrika iyo sida lagama maarmaan u tahay in xilligan maalgashi lagu sameeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42368\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42333\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay shirka Ganacsiga Afrika, oo ka dhacay magaalada Sharma Sheikh ee dalka Masar, kaasoo ay ka soo qeyb galeen Madax ka tirsan Qaaradda Afrika. Shirka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha ganacsiga ee ka jira qaaradda Afrika, maalgashiga iyo sidii loo xoojin lahaa ganacsiga yar yar ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42377,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42376","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42376","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42376"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42376\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42379,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42376\/revisions\/42379"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42377"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}