{"id":42362,"date":"2017-12-09T23:12:37","date_gmt":"2017-12-09T20:12:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42362"},"modified":"2017-12-09T23:13:57","modified_gmt":"2017-12-09T20:13:57","slug":"soomaali-mareykanka-laga-soo-tarxiiley-oo-diyaaradii-siddey-ay-garoonka-muqdisho-ka-kici-weysey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/soomaali-mareykanka-laga-soo-tarxiiley-oo-diyaaradii-siddey-ay-garoonka-muqdisho-ka-kici-weysey\/","title":{"rendered":"Soomaali Mareykanka Laga soo Tarxiiley oo Diyaaradii Siddey ay garoonka Muqdisho ka kici weysey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/diyaarad-cilad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42363\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/diyaarad-cilad.jpg\" alt=\"\" width=\"927\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/diyaarad-cilad.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/diyaarad-cilad-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 927px) 100vw, 927px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in diyaarad siday ku dhawaad 92 qof oo Soomaali ah oo laga masaafuriyay dalka Mareykanka in diyaaradii siday ay cilad ku timid.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadkaan ayaa heysan Sharciga lagu jooggo dalka Mareykanka, waxaana dhawaan laga soo qabtay qaar ka mid ah gobolada dalka Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Diyaaradda siday dadkaan ayaa ka degtay Magaalada Deka ee Caasimadda dalka Senegal, waxaana intaasi kaddib ay dib ugu laabatay dalka Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waaxda Socdaalka Mareykanka ayaa xaqiijisay in dadkaasi hadda lagu soo celiyay Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waaxda ayaa sidoo kale sheegtay in diyaaradda siday dadkaasi ay cilado ku timid xilli ay hawadda ku jirtay , islamarkaana ay go\u2019aansadeen in dadkaasi dib loogu soo celiyo Gudaha Mareykanka oo markii hore laga tarxiilay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cumar Jamaal oo ka mid ah Sharci-yaqaana Soomaalida ee ku nool Mareykanka ayaa VOA u sheegay in arintaasi ay walwal ku abuurtay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tan iyo markii la doortay Madaxweyne Trump Boqolaal Soomaali ah oo Sharci daro ku jooggay dalka Mareykanka ayaa dib loogu soo celiyay Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42333\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in diyaarad siday ku dhawaad 92 qof oo Soomaali ah oo laga masaafuriyay dalka Mareykanka in diyaaradii siday ay cilad ku timid. Dadkaan ayaa heysan Sharciga lagu jooggo dalka Mareykanka, waxaana dhawaan laga soo qabtay qaar ka mid ah gobolada dalka Mareykanka. Diyaaradda siday dadkaan ayaa ka degtay Magaalada Deka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42363,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42362","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42362","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42362"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42362\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42365,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42362\/revisions\/42365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42363"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}