{"id":42344,"date":"2017-12-07T22:42:48","date_gmt":"2017-12-07T19:42:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42344"},"modified":"2017-12-07T22:50:24","modified_gmt":"2017-12-07T19:50:24","slug":"goaankii-mweyne-trump-uu-ku-sheegey-in-qudus-tahey-caasimadda-israiil-oo-dunida-inteeda-badan-dhaleeceeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/goaankii-mweyne-trump-uu-ku-sheegey-in-qudus-tahey-caasimadda-israiil-oo-dunida-inteeda-badan-dhaleeceeyeen\/","title":{"rendered":"Go&#8217;aankii M\/weyne TRUMP uu ku Sheegey in Qudus Tahey Caasimadda ISRA&#8217;IIL oo Dunida inteeda Badan DHaleeceeyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/trump-goaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42345\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/trump-goaan.jpg\" alt=\"\" width=\"889\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/trump-goaan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/trump-goaan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 889px) 100vw, 889px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dhaleeceyn Caalami ayaa loo joojiyay Go\u2019aanka Trump ee caasimada Israa\u2019iil uu ugu aqoonsaday magaalada Quddus, waxaana tallaabadan uu qaaday madaxweynaha Mareykanka siweyn uga galgishay in badan oo ka mid ah dunida Muslimka.<\/p>\n<p align=\"justify\">War qoraal ah oo ka soo baxay Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa lagu sheegay in ku dhawaaqista u sameeyay Trump ay tahay mid cadaalad daro iyo mas\u2019uuliyad daro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Faransiiska iyo Hoggaamiyaha Jarmalka ayaa labadaba sheegay inay ka soo horjeedaan tallaabada uu qaaday Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaaraha Malaysia Najib Razak ayaa ugu baaqay Muslimiinta inay caddeeyaan mowqifkooda ku aadan inay ka soo horjeedaan tallaabada Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dibad baxyo looga soo horjeedo Mareykanka iyo Madaxweyne Trump ayaa ka dhacay daanta Galbeed, halkaasoo lagu gubay sawirka iyo Calanka Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dibad baxayaal careysan ayaa ku hor banaan baxay Safaaradda Mareykanka ku leeyahay istanbul, iyagoo ku qeylinayay erayo ka dhan ah Trump.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sideed ka mid ah 15 xubnood ee Golaha Ammaanka ayaa ku baaqay in kulan degdeg ah laga yeesho dhamaadka isbuucan go\u2019aanka Mareykanka uu ku gaaray in Quddus ay tahay Caasimadda Israel.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse Ra\u2019iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa soo dhoweeyay go\u2019aankiisa, isagoo ku tilmaamay maalin taariikhi ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42333\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaleeceyn Caalami ayaa loo joojiyay Go\u2019aanka Trump ee caasimada Israa\u2019iil uu ugu aqoonsaday magaalada Quddus, waxaana tallaabadan uu qaaday madaxweynaha Mareykanka siweyn uga galgishay in badan oo ka mid ah dunida Muslimka. War qoraal ah oo ka soo baxay Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa lagu sheegay in ku dhawaaqista u sameeyay Trump ay tahay mid cadaalad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42345,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42344","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42344","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42344"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42347,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42344\/revisions\/42347"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}