{"id":42311,"date":"2017-12-06T21:12:43","date_gmt":"2017-12-06T18:12:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42311"},"modified":"2017-12-06T21:16:54","modified_gmt":"2017-12-06T18:16:54","slug":"xasan-cali-khayre-rwasaaraha-soomaaliya-oo-mahad-celiyey-mashaariicda-horumarineed-ee-dalka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/xasan-cali-khayre-rwasaaraha-soomaaliya-oo-mahad-celiyey-mashaariicda-horumarineed-ee-dalka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Xasan Cali KHayre R\/wasaaraha Soomaaliya oo Mahad celiyey Mashaariicda Horumarineed ee Dalka Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/kharre.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42312\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/kharre.jpg\" alt=\"\" width=\"914\" height=\"609\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/kharre.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/kharre-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 914px) 100vw, 914px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa bogaadiyey Taageerada iyo mashaariicda horumarineed ee dawladda Mareykanku ay la garab taagan tahay Soomaaliya, kaddib heshiis horumarineed oo ay kala saxiixdeen Dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku kacayaa lacag dhan $ 300 Milyan oo Dollar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay heshiiskan in uu yahay horumar iyo tallaabo wanaagsan oo loo qaaday dhanka dib-u- dhiska iyo dib-u-soo kabashada Soomaaliya, waxaana uu ku ammaanay dawladda Mareykanka sida ay uga go\u2019an tahay Taageeradooda aan shuruudu ku xirnayn.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMaanta waa maalin kale oo macne ku yeelan doonta mustaqbalka, dawladnimada, nabadda iyo horumarinta Soomaaliya, waxaan uga mahadcelinayaa dawladaha aan saaxiibada nahay taageerada ay la garab taagan yihiin dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed.\u201dAyuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in dawladdu ay xaqiijin doonto mashaariicda horumarineed ee heshiiskan in ay u fulaan si hufan oo daah-furan ayna gaari doonto dalka oo dhan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSoomaaliya waxaa ay ku socotaa dariiqii saxda ahaa ee dib-u-dhiska, waxaan leenahay hay\u2019ado shaqeynaya oo adduunku kalsooni ku qabo diyaarna u ah isla-xisaabtan iyo daah-furnaan\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisal wasaare Khayre.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa bogaadiyey Taageerada iyo mashaariicda horumarineed ee dawladda Mareykanku ay la garab taagan tahay Soomaaliya, kaddib heshiis horumarineed oo ay kala saxiixdeen Dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku kacayaa lacag dhan $ 300 Milyan oo Dollar. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay heshiiskan in uu yahay horumar iyo tallaabo wanaagsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42312,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42311","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42311","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42311"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42311\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42314,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42311\/revisions\/42314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42312"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}