{"id":42300,"date":"2017-12-06T01:37:58","date_gmt":"2017-12-05T22:37:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42300"},"modified":"2017-12-06T02:54:08","modified_gmt":"2017-12-05T23:54:08","slug":"wajigii-labaad-ee-shirweynaha-amniga-qaranka-oo-billawdey-iyo-wasiiro-ka-hadlaya-halka-ay-wax-marayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/wajigii-labaad-ee-shirweynaha-amniga-qaranka-oo-billawdey-iyo-wasiiro-ka-hadlaya-halka-ay-wax-marayaan\/","title":{"rendered":"Wajigii Labaad ee SHirweynaha Amniga Qaranka oo Billawdey iyo wasiiro ka hadlaya Halka ay wax Marayaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirka-amniga-qaranka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42301\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirka-amniga-qaranka.jpg\" alt=\"\" width=\"821\" height=\"616\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirka-amniga-qaranka.jpg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirka-amniga-qaranka-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 821px) 100vw, 821px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa maalintii labaad ka socoanaya magaalada Muqdisho shirweynaha \u201cSomali Partnership Forum\u201d, waxaana shirka wajigiisa labaad ee maanta diirada lagu saarayaaa, Arrimaha Siyaasadda, Dhaqaalaha, Bani\u2019aadanimada iyo qodobo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa ka hadlay horumaradii ay gaartay dowladdiisa lixdii bilood ee la soo dhaafay, waxaa uu sheegay inay horumar ka sameeyeen arrimaha ammaanka iyo dhaqaalaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa soo hadal qaaday inay dowladdiisa xoogga saari doonto hirgelinta Federaalka, iyo sidii doorasho qabsoonta sanadka 2020.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu ugu baaqay dalalka iskaashiga la leh Soomaaliya inay maalgashi ku sameystaan dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka ayaa lagu wadaa ugu danbeyntii in uu soo gabagabeeyo ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaa xilligan khudbado ka jeedinaya wasiiro ka tirsan Xukuumadda, sida Wasiirka Dastuurka C\/raxmaan Xoosh Jibriil oo ka hadlay halka uu marayo geeddi socodka dib u eegista Dastuurka<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maalintii labaad ka socoanaya magaalada Muqdisho shirweynaha \u201cSomali Partnership Forum\u201d, waxaana shirka wajigiisa labaad ee maanta diirada lagu saarayaaa, Arrimaha Siyaasadda, Dhaqaalaha, Bani\u2019aadanimada iyo qodobo kale. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa ka hadlay horumaradii ay gaartay dowladdiisa lixdii bilood ee la soo dhaafay, waxaa uu sheegay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42301,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42300","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42300","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42300"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42303,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42300\/revisions\/42303"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42301"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}