{"id":42296,"date":"2017-12-06T01:17:06","date_gmt":"2017-12-05T22:17:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42296"},"modified":"2017-12-06T01:22:33","modified_gmt":"2017-12-05T22:22:33","slug":"rag-la-sheegey-in-ay-qaraxyada-maqaayadaha-dhigi-jireen-oo-maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-ku-ridey-xukunno-kala-duwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/rag-la-sheegey-in-ay-qaraxyada-maqaayadaha-dhigi-jireen-oo-maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-ku-ridey-xukunno-kala-duwan\/","title":{"rendered":"Rag la sheegey In Ay Qaraxyada Maqaayadaha Dhigi jireen oo Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Ku Ridey Xukunno kala Duwan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/mcqs1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42297\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/mcqs1.jpg\" alt=\"\" width=\"857\" height=\"572\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/mcqs1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/mcqs1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 857px) 100vw, 857px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka oo Talaado ah xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku ridday afar nin oo eedeynayaal ah, kuwaasoo Maxkamadda ku soo eedeysay inay Shabaab u qaabilsanaayeen qaraxyada Muqdisho.<\/p>\n<p class=\"p1\" align=\"justify\"><span class=\"s1\">Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka lagu ridday raggan, isagoo sheegay in lagu helay dhamaan dambiyadii lagu soo eedeeyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">Raggan oo dhowr jeer Maxkamadda la hor-keenay ayaa la dhageystay dacwada loo heystay, waxaana qaarkood la sheegay inay mas\u2019uul ka ahaayeen qaraxyada loo adeegsado baabuurta ee lala beegsado Maqaayadaha Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadaba afarta nin ee la xukumay ayaa waxay kala yihiin:-<\/p>\n<p align=\"justify\">1-\u00a0<span class=\"s1\">C\/qaadir Abukar Shaacir waxaa lagu xukumay dil toogasho ah<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span class=\"s1\">2- Maxamed Cumar Akiile waxaa lagu xukumay Xabsi Daa\u2019in<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span class=\"s1\">3- Daa\u2019uud Maxamed Cali waxaa lagu xukumay 10 sano oo xabsi ciidan ah<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span class=\"s1\">4- C\/laahi Ibraahim Geesey waxaa lagu xukumay Labo Sano oo Xabsi ciidan ah<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda ayaa sheegtay in cid walba oo aan ku qanacsaneyn xukunkan ay u furan tahay inay racfaan ka qaadato.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka oo Talaado ah xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku ridday afar nin oo eedeynayaal ah, kuwaasoo Maxkamadda ku soo eedeysay inay Shabaab u qaabilsanaayeen qaraxyada Muqdisho. Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka lagu ridday raggan, isagoo sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42297,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42296"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42299,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42296\/revisions\/42299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42297"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}