{"id":42291,"date":"2017-12-05T23:18:03","date_gmt":"2017-12-05T20:18:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42291"},"modified":"2017-12-05T23:20:33","modified_gmt":"2017-12-05T20:20:33","slug":"shirweynaha-amniga-qaranka-awgiis-oo-maalintii-labaad-ay-u-xiranyihiin-jidadka-magaalaada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/shirweynaha-amniga-qaranka-awgiis-oo-maalintii-labaad-ay-u-xiranyihiin-jidadka-magaalaada-muqdisho\/","title":{"rendered":"SHirweynaha Amniga Qaranka Awgiis oo Maalintii Labaad ay u Xiranyihiin Jidadka Magaalaada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirweynaha-amniga-qaranka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42292\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirweynaha-amniga-qaranka.jpg\" alt=\"\" width=\"905\" height=\"543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirweynaha-amniga-qaranka.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shirweynaha-amniga-qaranka-300x180.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 905px) 100vw, 905px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka reer Muqdisho ayaa ku jahweerarsan isku socodka magaalada, iyadoo maalintii labaad aan la ogoleyn dhaqdhaqaaqa dadka iyo gadiidka caasimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaar ahaan waddada ugu mashquulka badan magaalada ee Maka Al-Mukarama ayaa gabi ahaanba xiran, waxaad arkeysaa dadka oo lugeynaya si ay u gaaraan goobahooda shaqo iyo waxbarasho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay waxaa magaalada ka furmay shir heerkiisu sareeyo oo ay ka qeyb galayaan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale maanta ayaa la filayaa in u furmo shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya \u201cSomali Partnership Forum\u201d kaasoo looga hadlayo arrimaha siyaasadda, maaliyadda iyo arrimo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulan maanta ayaa la filayaa in uu shir guddoomiyo Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo ay khudbado ka jeedin doonaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Beesha Caalamka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkii shalay ayaa looga hadlayay arrimaha Ammaanka, iyadoo dib loogu eegay qodobadii dhinaca ammaanka ee quseeyay dib u dhiska ciidamada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Dadka reer Muqdisho ayaa ku jahweerarsan isku socodka magaalada, iyadoo maalintii labaad aan la ogoleyn dhaqdhaqaaqa dadka iyo gadiidka caasimada. Gaar ahaan waddada ugu mashquulka badan magaalada ee Maka Al-Mukarama ayaa gabi ahaanba xiran, waxaad arkeysaa dadka oo lugeynaya si ay u gaaraan goobahooda shaqo iyo waxbarasho. Maalintii shalay waxaa magaalada ka furmay shir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42292,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42291","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42291","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42291"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42291\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42294,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42291\/revisions\/42294"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42292"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}