{"id":42283,"date":"2017-12-04T03:28:09","date_gmt":"2017-12-04T00:28:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42283"},"modified":"2017-12-04T03:34:26","modified_gmt":"2017-12-04T00:34:26","slug":"gudiga-dorashooyinka-madaxa-banaan-ee-soomaaliya-oo-maanta-7-xisbi-gudoonsiiyey-shahaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/gudiga-dorashooyinka-madaxa-banaan-ee-soomaaliya-oo-maanta-7-xisbi-gudoonsiiyey-shahaado\/","title":{"rendered":"Gudiga Dorashooyinka Madaxa Banaan ee Soomaaliya oo Maanta 7 Xisbi Gudoonsiiyey Shahaado."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gudiga-dorashada-madax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42284\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gudiga-dorashada-madax.jpg\" alt=\"\" width=\"846\" height=\"476\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gudiga-dorashada-madax.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gudiga-dorashada-madax-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 846px) 100vw, 846px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho markii ugu horeysay Shahaado Aqoonsi ah ku guddoonsiiyay ilaa 8 Xisbi siyaasadeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xisbiyadan la siiyey Shahaadooyinkan ayaa la sheegay in ay soo buuxiyeen shuruudihii loogaga baahnaa in loo Aqoonsado xisbi siyaasadeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ka qeybgalay munaasabada guddoomiyaha gollaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Khadar, xildhibaanno iyo mas\u2019uuliyiin kale..<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ku hadleysay Magaca Xisbiyada Siyaasadeed ayaa sheegtay in dhibaato badan loo soo maray sidii dalka uu Xisbiyado siyaasadeed uu ku yeelan lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan \u201cJawaari\u201d ayaa wuxuu sheegay in nidaamka Xisbiyadda badan Soomaaliya si weyn ugu baahan tahay loogana gudbi karo wax yaabo badan oo dhibaato ku haya Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Soomaaliya ayaa lagu wadaa doorashada 2020ka in ay ka dhacdo doorasho ay ku tartami doonaan Xisbiyo siyaasadeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho markii ugu horeysay Shahaado Aqoonsi ah ku guddoonsiiyay ilaa 8 Xisbi siyaasadeed. Xisbiyadan la siiyey Shahaadooyinkan ayaa la sheegay in ay soo buuxiyeen shuruudihii loogaga baahnaa in loo Aqoonsado xisbi siyaasadeed. Waxaa ka qeybgalay munaasabada guddoomiyaha gollaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra\u2019iisul wasaare ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42284,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42283","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42283","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42283"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42283\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42286,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42283\/revisions\/42286"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42284"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42283"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42283"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42283"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}