{"id":42279,"date":"2017-12-04T02:15:35","date_gmt":"2017-12-03T23:15:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42279"},"modified":"2017-12-04T02:25:08","modified_gmt":"2017-12-03T23:25:08","slug":"jiritaanka-mooshin-ka-dhan-ah-mweyne-farmaajo-oo-ay-sheegeen-qaar-kamid-ah-xukuumada-khayre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/jiritaanka-mooshin-ka-dhan-ah-mweyne-farmaajo-oo-ay-sheegeen-qaar-kamid-ah-xukuumada-khayre\/","title":{"rendered":"Jiritaanka Mooshin ka Dhan ah M\/weyne Farmaajo oo ay Sheegeen Qaar kamid ah Xukuumada KHayre."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/khadiija-moshin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42280\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/khadiija-moshin.jpg\" alt=\"\" width=\"847\" height=\"635\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/khadiija-moshin.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/khadiija-moshin-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 847px) 100vw, 847px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Dhalinyarrada iyo Cayaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye oo xalay khudbad ka jeedineysay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka xukuumadda ayaa sheegtay in ay jiraan shaqsiyaad diyaarinaya mooshin ka dhan ah madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa maalmahan socda wax yaabo cusub oo ka duwan wixii horay loo arki jiray, beeni raad ma leh, mooshinka waxaa caado aheyd in Ra\u2019iisul Wasaare lix bilood jooga in la bedelo, baarlamaanka ma bedeli jirin, mooshinka kow waxaa bilaabi jiray madaxweynihii Ra\u2019iisul Wasaariha keena, ayaa dhihi jiray lix bilood ka bacdo markii dalqadiisa Arki waayo iyo dantiisa Gaarka aheyd orda oo iga soo bedela, maanta Madaxweyne Farmaajo damac kale iyo dalqad kale oo u furan ma jirto oo aan aheyn Danta, Dalka iyo Dadka, wuxuu bedelay wixii horay oo dhaqan horay loo yaqiin ayeey tiri Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khadiija ayaa sheegtay markii la waayay madaxweyne dhaha ra\u2019iisal wasaaraha haleyga badalo in qaar ka mid ah xildhibaannada bilaabeen diyaarinta mooshin ka dhan ah madaxweynaha iyaga oo leh kor ayaan ka soo bilaabeynaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDad ayaa raba inay mooshinka keenaan oo ay dhahaan kor ayaa ka soo bilaabeynaa Madaxweynaha ayaa aadeynaa, Meyd macal jameeca yaa raxma, tan tii ma ahan, dad baa raadinaya wixii ay raadin jireen, kuwii shalay maa maanta raba inay xukunka qabtaan, waa ognahay meesha ay joogaan Imaaraadka iyo Nairobi, haddaan rabo magacyadooda waa sheegi karaa hebel iyo hebel, Cadkaanu ku cuni ama ku ciideey waa soo dhamaatay \u201dayay tiri Khadiijo Maxamed Diiriye.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Khadiija ayaa siweyn u amaantay doorka ra\u2019iisal wasaare Xassan Cali Kheyre oo sidda ay hadalka u dhigtay noqday ra\u2019iisal wasaarihii ugu horeeyay ee hela codka ugu badan xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Madaxweynaha markii uu soo magacaabay ra\u2019iisal wasaaraha baarlamaanka hortiisa ayuu ka sheegay isaga oo yiri waxaa soo magacaabay ra\u2019iisal wasaare Anniga iga fiican, ra\u2019iisal wasaarahana waxaa uu soo magacaabay Wasiiro isaga ka fiican,\u2019\u2019 ayeey tiri Khadiijio Maxamed Diiriye.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa ka qeybgalay oo ka hadlay Wasiirro ay ka mid ahaayeen, Maaliyada, Qorsheynta, Duulista Hawada iyo Amnig oo dhamaantood khudbado ka jeediyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Dhalinyarrada iyo Cayaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye oo xalay khudbad ka jeedineysay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka xukuumadda ayaa sheegtay in ay jiraan shaqsiyaad diyaarinaya mooshin ka dhan ah madaxweynaha. \u201cWaxaa maalmahan socda wax yaabo cusub oo ka duwan wixii horay loo arki jiray, beeni raad ma leh, mooshinka waxaa caado aheyd in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42280,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42279","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42279","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42279"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42279\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42282,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42279\/revisions\/42282"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42280"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42279"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42279"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42279"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}