{"id":42275,"date":"2017-12-04T01:49:38","date_gmt":"2017-12-03T22:49:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42275"},"modified":"2017-12-04T01:55:25","modified_gmt":"2017-12-03T22:55:25","slug":"dalka-yemen-oo-wali-dagaalo-aad-u-culusi-ka-socdaan-iyadoo-xaaladda-nololeed-ee-shacabku-aad-u-liidato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/dalka-yemen-oo-wali-dagaalo-aad-u-culusi-ka-socdaan-iyadoo-xaaladda-nololeed-ee-shacabku-aad-u-liidato\/","title":{"rendered":"Dalka Yemen oo wali Dagaalo aad u Culusi ka Socdaan iyadoo xaaladda Nololeed ee Shacabku Aad u liidato."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/yeman.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42276\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/yeman.jpg\" alt=\"\" width=\"840\" height=\"551\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/yeman.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/yeman-300x197.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 840px) 100vw, 840px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa wali ka soconaya magaaalada caasimadda ah ee Sanca ee dalka Yamen, dagaalo u dhaxeeeya kooxaha falaagada Xuutiyiinta iyo taageerayaasha madaxweynihii hore ee Yaman Cali Cabdalla Saalax.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaaladan cusub ayaa waxaa ku dhintay Tobanaan qof boqolaal kalena waa ay ku dhaawacmeen sidda ay laga soo xigtay saraakiisha dalka Yemen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Iska hor imaadkan u dhaxeeyo Xuutiyiinta ay barataareyso Iran iyo taageerayaasha madaxweynihii hore ee Yamen Cali Cabdalla Saalax, ayaa bilowday maalintii Arbacada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labadan dhinac ayaa mid walba waxa uu doonayaa in uu gacanta ku dhigo goobo istaraatiiji ah sida dhismayaasha wasaaraddaha iyo madaarka caalamiga ah ee Sanca.<\/p>\n<p align=\"justify\">Illaa iyo haatan, labadan dhinac ayaa wali dagaal kula jira Isbaheysiga uu hoggaaminayo Sucudi Carabiya oo si weyn u taageera xukuumadda Yamen ee dibad-jooga ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, dowladda Sucudi Carabiya ayaa soo dhaweysay hadal ka soo yeeray Cali Cabdalla Saalax oo ah in uu diyaar u yahay wadahadal uu la galo Isbaheysiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Basle Xuutiyiinta ayaa cambaareeyay hadalkaan uu ku dhawaaqay madaxweynihii hore Cali Cabdalla Saalax.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa wali ka soconaya magaaalada caasimadda ah ee Sanca ee dalka Yamen, dagaalo u dhaxeeeya kooxaha falaagada Xuutiyiinta iyo taageerayaasha madaxweynihii hore ee Yaman Cali Cabdalla Saalax. Dagaaladan cusub ayaa waxaa ku dhintay Tobanaan qof boqolaal kalena waa ay ku dhaawacmeen sidda ay laga soo xigtay saraakiisha dalka Yemen. Iska hor imaadkan u dhaxeeyo Xuutiyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42276,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42275","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42275"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42278,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42275\/revisions\/42278"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42276"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}