{"id":4227,"date":"2011-11-19T17:26:28","date_gmt":"2011-11-19T17:26:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4227"},"modified":"2011-11-20T11:02:51","modified_gmt":"2011-11-20T11:02:51","slug":"ciidamo-katirsan-dawlada-oo-maalintii-labaad-u-xiaran-culumaudiin-tabliiq-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/ciidamo-katirsan-dawlada-oo-maalintii-labaad-u-xiaran-culumaudiin-tabliiq-ah\/","title":{"rendered":"Culumaa`udiin tabliiq ah oo malintii labaad u xiran ciidamo katisan dawlada"},"content":{"rendered":"<blockquote><p>&nbsp;<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/taBLIIQ.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4229\" title=\"taBLIIQ\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/taBLIIQ.jpeg\" alt=\"\" width=\"173\" height=\"177\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>(wakaalada wararka somaiya warsom.com)<\/p>\n<p>Askar \u00a0katirsan dawlada kmg ayaa Shalay galinkii dambe ka qabqabteen culamo tabliiq Deegaan ka tirsan Degamda Shibis ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Culumadan ayaa lagu waramayaa xilaga laqabanayay inay waden dacwada diinta islaamka<\/p>\n<p>Dad goob jookayal ayaa warsom.com u sheegay in ciidamada ay xireen culamadaas iyogoo u taxaabay xabsi kuyaala dagmada shibis.<\/p>\n<p>Warar hoose aynu heleeno ayaa sheegaya xarkga culamadaan uu gadambeeyay ka dib markii masuuliyin ka tirsan dawlada ay amar kubixiyeen in laxiro culamaadas, lamina garanayo sababta dhabta ah ee kadambeyso<\/p><\/blockquote>\n<blockquote><p>Majiro wax war ah oo kasoobaxay dawlada ee ku aadan culumadan shalay lagu xiry magalaada muqdisho waxan ka xumaaday wax garadaka soomaaliyeed<\/p><\/blockquote>\n<p><em>Aqriso Warsom.com hooyga\u00a0 runta iyo xaqiidada warka soomaaliya<\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; (wakaalada wararka somaiya warsom.com) Askar \u00a0katirsan dawlada kmg ayaa Shalay galinkii dambe ka qabqabteen culamo tabliiq Deegaan ka tirsan Degamda Shibis ee Magaalada Muqdisho. Culumadan ayaa lagu waramayaa xilaga laqabanayay inay waden dacwada diinta islaamka Dad goob jookayal ayaa warsom.com u sheegay in ciidamada ay xireen culamadaas iyogoo u taxaabay xabsi kuyaala dagmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4227","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4227","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4227"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4227\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4254,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4227\/revisions\/4254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4227"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4227"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4227"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}