{"id":42233,"date":"2017-12-02T02:56:47","date_gmt":"2017-12-01T23:56:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42233"},"modified":"2017-12-02T02:58:10","modified_gmt":"2017-12-01T23:58:10","slug":"sheekh-muqtaar-roobaw-iyo-wufuud-uu-horkacayo-oo-baydhabo-yimid-kadib-booqasho-ay-ku-tageen-xudur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/sheekh-muqtaar-roobaw-iyo-wufuud-uu-horkacayo-oo-baydhabo-yimid-kadib-booqasho-ay-ku-tageen-xudur\/","title":{"rendered":"SHeekh Muqtaar Roobaw iyo Wufuud uu Horkacayo oo Baydhabo Yimid kadib booqasho ay ku Tageen Xudur."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/sh-muqtar-robow.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/sh-muqtar-robow.jpg\" alt=\"\" width=\"757\" height=\"482\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/sh-muqtar-robow.jpg 598w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/sh-muqtar-robow-300x191.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 757px) 100vw, 757px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wafdi uu hogaaminayo Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur islamarkaana kasoo kicitimay magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa waxaa garoonka magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay, wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Koonfur Galbeed, masuuliyiinta maamulka degmadaaasi iyo qaar kamid ah ururrada bulshada rayidka ah ee Baydhabo.<\/p>\n<p>Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo soo dhaweyn kadib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in mudada uu ku suganyahay magaalada Baydhabo uu kulamo la qaadan doono odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada ee ku dhaqan degmadaasi.<\/p>\n<p>Faahfaahin kama bixin ujeedooyinka safarrada uu ku marayo qeybo ka tirsan deegaanada Koonfur Galbeed, balse mar uu la hadlayay bulshada ayuu yiri \u201cQofka maxaad ku maqnayd lama yiraahdo ee maxaa keentay ayaa la yiraahdaa.\u201d Isagoo sheegay in goordhow uu faahfaahin ka bixin doono safarradiisa.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Koonfur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi Max\u2019ed oo ay shabakadda WARSOM wax ka weeydiisay ujeedooyinka ka danbeeyay safarrada Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, ayaa yiri \u201cWalaahi kulamo gooni gooni ah ayaa socda oo uu la yeelano odoyaasha dhaqanka iyo madaxda maamulka, marka ujeedada safarradiisa iyo nuxurka kulamada uu la qaadanayo bulshada dib ayaan ka shaacin doonnaa.\u201d<\/p>\n<p>Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo hore uga tirsanaan jiray Al-shabaab ayaa dowladda Soomaaliya ku biiray horaanta bishii Agoosto ee sanadkan, isagoo sheegay in uu isaga baxay Al-shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Wafdi uu hogaaminayo Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur islamarkaana kasoo kicitimay magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo. Wafdiga ayaa waxaa garoonka magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay, wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Koonfur Galbeed, masuuliyiinta maamulka degmadaaasi iyo qaar kamid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42234,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42233","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42233","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42233"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42233\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42235,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42233\/revisions\/42235"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42233"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42233"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42233"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}