{"id":42229,"date":"2017-12-02T01:19:05","date_gmt":"2017-12-01T22:19:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42229"},"modified":"2017-12-02T02:45:01","modified_gmt":"2017-12-01T23:45:01","slug":"guddoomiyaha-gobolka-hiiraan-cali-jayte-oo-jid-gooyo-loo-dhigey-isagoo-kusii-jeeda-degmada-maxaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/guddoomiyaha-gobolka-hiiraan-cali-jayte-oo-jid-gooyo-loo-dhigey-isagoo-kusii-jeeda-degmada-maxaas\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte oo Jid gooyo loo Dhigey Isagoo kusii jeeda Degmada Maxaas."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gobolka-hiiraan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42230\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gobolka-hiiraan.jpg\" alt=\"\" width=\"927\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gobolka-hiiraan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gobolka-hiiraan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 927px) 100vw, 927px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar dhabo\u2013gal ah ku qaaday ciidamo uu la socday guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeynte Cismaan oo ku sii jeeday degmada Maxaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Iska horimaad culus ayaa labada dhinac waxaa uu ku dhaxmaray deegaan u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas, waxaana dagaalka labada dhinac ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa ka soo amba baxay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaa uu ku sii jeeday degmada Maxaas, halkaasi oo howlo shaqo uu ugu socday, sida ay inoo sheegeen ila wareedyo lagu kalsoonaan karo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada Gobolka Hiiraan Maxamed Cabduqaadir Maxamed oo ka mid ahaa wafdiga la soday gadiidka la weeraray ayaa warbaahinta u sheegay in Al shabaab looga dilay iska horimaadka Afar ka mid ah kooxihi soo weeraray 11 kalana looga dhaawacay islamarkaana dhinacooda uu ka dhintay hal Askari oo ka tirsana ciidamada dowlada.<\/p>\n<p align=\"justify\">War Al-shabaaba ay ku soo qoreen baraha ay wararkooda ku faafiyaan ayaa waxaa ay ku sheegteen in weerarkaasi ay ku dileen ilaa saddex Askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gobolka-hiiraan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42230\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gobolka-hiiraan.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gobolka-hiiraan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/gobolka-hiiraan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar dhabo\u2013gal ah ku qaaday ciidamo uu la socday guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeynte Cismaan oo ku sii jeeday degmada Maxaas. Iska horimaad culus ayaa labada dhinac waxaa uu ku dhaxmaray deegaan u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas, waxaana dagaalka labada dhinac ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42230,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42229"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42232,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42229\/revisions\/42232"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42230"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}