{"id":42225,"date":"2017-12-02T00:11:07","date_gmt":"2017-12-01T21:11:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42225"},"modified":"2017-12-02T00:20:48","modified_gmt":"2017-12-01T21:20:48","slug":"wada-hadallo-lagu-xallilayo-muranka-xukuumadda-dhawaan-uu-ku-dhawaaqey-mweyne-waare-oo-jowhar-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/wada-hadallo-lagu-xallilayo-muranka-xukuumadda-dhawaan-uu-ku-dhawaaqey-mweyne-waare-oo-jowhar-ka-socda\/","title":{"rendered":"Wada Hadallo lagu Xallilayo Muranka Xukuumadda Dhawaan uu ku dhawaaqey M\/weyne Waare oo Jowhar ka Socda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hirigshabele.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hirigshabele.jpg\" alt=\"\" width=\"788\" height=\"443\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hirigshabele.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/hirigshabele-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 788px) 100vw, 788px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Jowhar ee xarunta u ah maamul gobolleedka Hirshabeelle ayaa waxaa ka soconaya kulamo iyo shirar looga arrinsanayo sidda laga yeelayo golaha wasiirada ka kooban 57da xubnood ee uu dhawaan ku dhawaaqay madaxweyne Waare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa markiiba ka booday magacaabistan uu sameeyay madaxweyne Waare oo qaarkood waxaa ay sheegeen in madaxweynuhu ka baxay balammo uu horay ugu qaaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tusaale ahaa xildhibaannada ayaa sheegay in madaxweynaha ay ku balameen in la koobo tirada golaha wasiirada iyo beelaha si siman loogu qeybo oo dhamaan lagu eedeynayo in madaxweyne Waare uu baalmaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qodobada kale ee xildhibaannadu ku dooddayaan ayaa waxaa ka mid ah in madaxweynuhu xilal u magacaabay sida uu hadalka u dhigayaan shaqsiyaad uusan dastuurku u ogolaaneynin in ay qabtaan da\u2019ahaan marka la eego xilalka loo dhiibay, madaama dastuurku dhigayo qofka wasiirka noqonaya in da\u2019diisa uusan ka yaraan 30 sano.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin xubno ku dhaw dhaw madaxtooyada Hirshabeelle ayaa rajo badan ka qaba in la meelmariyo golaha wasiirada cusub oo markii horeba ku yimid wadatashiyo dheer oo lala yeeshay xildhibaannada, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada Hirshabeelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Magaalada Jowhar ee xarunta u ah maamul gobolleedka Hirshabeelle ayaa waxaa ka soconaya kulamo iyo shirar looga arrinsanayo sidda laga yeelayo golaha wasiirada ka kooban 57da xubnood ee uu dhawaan ku dhawaaqay madaxweyne Waare. Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa markiiba ka booday magacaabistan uu sameeyay madaxweyne Waare oo qaarkood waxaa ay sheegeen in madaxweynuhu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42226,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42225","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42225"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42228,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42225\/revisions\/42228"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42226"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}