{"id":42221,"date":"2017-12-01T23:36:45","date_gmt":"2017-12-01T20:36:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42221"},"modified":"2017-12-01T23:52:17","modified_gmt":"2017-12-01T20:52:17","slug":"maamulka-puntland-oo-dawladda-federalka-soomaaliya-ku-wareejiyey-2-400-askeri-qeybta-54aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/12\/maamulka-puntland-oo-dawladda-federalka-soomaaliya-ku-wareejiyey-2-400-askeri-qeybta-54aad\/","title":{"rendered":"Maamulka Puntland oo Dawladda Federalka Soomaaliya Ku Wareejiyey 2.400 Askeri Qeybta 54&#8217;aad."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/puntland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42222\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/puntland.jpg\" alt=\"\" width=\"821\" height=\"616\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/puntland.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/puntland-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 821px) 100vw, 821px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa maanta Xerada 54 aad Ee Garoowe lagu qabtay Xaflad lagu wareejinayay ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta Puntland oo ku biiraya Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada oo tiro ahaan gaaraya 2,400 oo Askari, ayaa qayb ka ah ciidammo laga qorayay Maamulada xubnaha ka ah dowladda federaalka, waana heshiis horey loo kala saxiixday oo ku saabsanaa isku dhafka ciidamada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha Guud Ciidamada difaaca Puntland S\/guud Siciid Maxamed Xirsi Siicd Dheere ayaa sheegay ciidamada Puntland ku wareejisay dowladda dhexe gaar ahaan wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya inay ka yimaadeen ciidamada Puntland oo dhexdooda laga soo xulay, wuxuuna carrabka ku adkeeyay in ciidamada yihiin ciidamada xoogga Puntland ee ku sugnaa xertyaha difaaca.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiiru-dowladdaha wasaaradda gaashaandhiga dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cali Xaggaa, ayaa sheegay maanta laga bilaabo in ciidamada daraawiishta Puntland ay ka mid ahaan doonaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayna dowladda federaalka la wareegi doonto dhammaan wixii xuquuq ah oo ay ciidamada leeyihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa C\/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa sheegay in waqti badan soo qaadatay in la diyaariyo ciidamada ay wareejinayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta Xerada 54 aad Ee Garoowe lagu qabtay Xaflad lagu wareejinayay ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta Puntland oo ku biiraya Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidamada oo tiro ahaan gaaraya 2,400 oo Askari, ayaa qayb ka ah ciidammo laga qorayay Maamulada xubnaha ka ah dowladda federaalka, waana heshiis horey loo kala saxiixday oo ku saabsanaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42222,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42221","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42221","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42221"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42221\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42224,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42221\/revisions\/42224"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42222"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42221"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42221"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42221"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}