{"id":42182,"date":"2017-11-30T04:25:28","date_gmt":"2017-11-30T01:25:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42182"},"modified":"2017-11-30T04:25:50","modified_gmt":"2017-11-30T01:25:50","slug":"gantaal-kuwa-riddada-dheer-ah-oo-mar-kale-kuuriyada-waqooyi-tijaabisey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/gantaal-kuwa-riddada-dheer-ah-oo-mar-kale-kuuriyada-waqooyi-tijaabisey\/","title":{"rendered":"Gantaal kuwa Riddada DHeer ah oo Mar kale Kuuriyada Waqooyi Tijaabisey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/k-waqooyi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42183\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/k-waqooyi.jpg\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/k-waqooyi.jpg 320w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/k-waqooyi-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kuuriyada Waqooyi ayaa mar kale labo bilood ka dib ah waxay tijaabisay gantaal ballastic ah, iyadoo Saraakiisha milateriga ee Kuuriyada koonfureed ay sheegeen in gantaalkani laga soo ganay mel u dhaw magaalada Pyongyang, uuna dul maray Bariga dalkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khubaro ka faalooda arrimaha dalkaasi ayaa sheegay in xukuumadda Pyongyang ay horumarineyso gantaaladeeda, iyadoo uga gol leh inay ku bartilmaameedsato goobaha fog fog sida dalka Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xarunta wasaarada difaaca ee Pentagon-ka Mareykanka oo ka hadlay tallaabadan ay qaaday Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay in tani ay u muuqato inay tahay gantaalada isaga kala goosha qaaradaha, waxaana la sheegay in gantaalkan ay riday Pyongyang uu socday masaafo dhan Kun kilomitir, kahor inta aanu kusoo dhicin badda Japan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Pentagon-ka waxaa kale oo ay intaa ku dareen in gantaalkani uusan aheyn mid khatar ku ah xullafada Mareykanka iyo waqooyiga Mareykanka toona.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay tijaabada gantalkan ayaa sheegay in tani ay tahay xaalad la xakameyn karo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbaahinta dalka Japan ayaa kusoo warantay in gantaalkani uu hawada kujiray wax ka yar saacad, waxaana ay intaa ku dareen inuu burburay kahor inta aanu dhulka kusoo dhicin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tallaabadan ay ku dhaqaaqday Kuuriyada Waqooyi ayaa waxaa cambaareeyay dowladda Japan. Ra\u2019iisal wasaaraha dalkaasi Shinzo Abe ayaa markii uu soo baxay warkan shir deg deg ah isugu yeeray golihiisa wasiirada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kuuriyada Waqooyi ayaa mar kale labo bilood ka dib ah waxay tijaabisay gantaal ballastic ah, iyadoo Saraakiisha milateriga ee Kuuriyada koonfureed ay sheegeen in gantaalkani laga soo ganay mel u dhaw magaalada Pyongyang, uuna dul maray Bariga dalkaasi. Khubaro ka faalooda arrimaha dalkaasi ayaa sheegay in xukuumadda Pyongyang ay horumarineyso gantaaladeeda, iyadoo uga gol leh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42183,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42182","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42182","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42182"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42185,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42182\/revisions\/42185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42183"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}