{"id":42167,"date":"2017-11-29T01:49:48","date_gmt":"2017-11-28T22:49:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42167"},"modified":"2017-11-29T01:52:14","modified_gmt":"2017-11-28T22:52:14","slug":"mashaariic-ku-kaceysa-200-million-oo-dawladda-qatar-sheegtey-in-ay-ka-hirgelineyso-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/mashaariic-ku-kaceysa-200-million-oo-dawladda-qatar-sheegtey-in-ay-ka-hirgelineyso-dalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Mashaariic ku kaceysa 200 Million oo Dawladda Qatar SHeegtey in ay ka Hirgelineyso Dalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mashaariic-qatar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42168\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mashaariic-qatar.jpg\" alt=\"\" width=\"857\" height=\"571\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mashaariic-qatar.jpg 720w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mashaariic-qatar-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 857px) 100vw, 857px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladdaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday mashaariic hormarineed oo ku kacaya lacag dhan $ 200 oo million oo dollar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay wasiirka in mashaariicdan dhamaantood yihiin kuwo hormarineed oo isugu jira, Shaqo Abuur, Dib u Dhis iyo Kobcinta Shaqaalaha dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sidoo kale sheegay in mashaariicdan qeyb ka noqon doonaan Dhismaha jidadka, Xarumaha dowladda, Waxbarashada iyo Shaqo loo Abuuro Shalinyarada Soomaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowlada Soomaaliya ayaa ugaga mahadcelisay dowlada Qadar kaalmada horumarineed ee ay ugu deeqday dalka Soomaaliya iyo weliba mashaariicda horumarineed ee ay dowlada Qadar ka fulinayso wadanka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga oo uu horkacayay Madaxa Hay\u2019ada Horumarinta Qadar\u00a0 Khalifa Jassim Al Kuwari, ayaa sidoo kale la kulmay ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Qadar Mr. Khalifa Jassim\u00a0Al kuwari oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Dowladdaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday mashaariic hormarineed oo ku kacaya lacag dhan $ 200 oo million oo dollar. Waxaa uu sheegay wasiirka in mashaariicdan dhamaantood yihiin kuwo hormarineed oo isugu jira, Shaqo Abuur, Dib u Dhis iyo Kobcinta Shaqaalaha dalka. Waxaa uu sidoo kale sheegay in mashaariicdan qeyb ka noqon doonaan Dhismaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42168,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42167","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42167","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42167"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42170,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42167\/revisions\/42170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42168"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}