{"id":42158,"date":"2017-11-29T01:05:32","date_gmt":"2017-11-28T22:05:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42158"},"modified":"2017-11-29T01:10:09","modified_gmt":"2017-11-28T22:10:09","slug":"goaankii-kama-danbeysta-ahaa-ee-natiijada-doorashadii-somaliland-oo-maanta-ay-shaacisey-maxkamada-sare-ee-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/goaankii-kama-danbeysta-ahaa-ee-natiijada-doorashadii-somaliland-oo-maanta-ay-shaacisey-maxkamada-sare-ee-somaliland\/","title":{"rendered":"Go&#8217;aankii Kama Danbeysta ahaa ee Natiijada Doorashadii Somaliland oo Maanta ay Shaacisey Maxkamada Sare ee Somaliland."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/maxkamada-sare-somaliland1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42159\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/maxkamada-sare-somaliland1.jpg\" alt=\"\" width=\"949\" height=\"453\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/maxkamada-sare-somaliland1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/maxkamada-sare-somaliland1-300x143.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 949px) 100vw, 949px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda sare ee Dastuuriga Somaliland ayaa maanta ku dhowaaqday in doorashaddii madaxtooyadda ee ka dhacday Somaliland uu ku guulaystay xisbiga kulmiye,isla markaana waxay shaaciyeen in aanay jirin wax cabasho ah oo loo soo gudbiyey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda sare ayaa sheegtay in sharciga uu dhigayo in muddo todobo cisho gudahood oo ka bilaabmaysa maalinta lagu dhowaaqay loo soo gudbiyo wixii cabasho ee ku aadan natiijada hor dhaca ah ee guddida doorashooyinku ku dhowaaqeen,haseyeeshee aan wax cabasho ah loo soo gudbin,isla markaana dib u eegeen natiijadii doorashadda iyo nidaamki doorashaddu u dhacday taas ay ku soo saareen go\u2019aan ah inay sharciyeeyaan natiijadda hor dhaca ahayd oo ay hadda laga bilaabo ah natiijo rasmi ah oo ay kala cadeeyeen sida loo kala guulaystay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMaxkamada sare ee dastuuriga ah waxay ansixisay natiijada ku meelgaadhka ah ee doorashada madaxtooyadda ee 2017-ka ee ay usoo gudbiyeen guddida doorashooyinku oo ah sidan xisbiga UCID, 23,141 cod, una dhiganta 4.17%, xisbiga KULMIYE oo helay 305,909 cod una dhiganta 55.1% iyo xisbiga WADDANI oo helay 226,092 cod, una dhiganta 40.73%, taas oo sharci ah in xisbiga KULMIYE oo helay codadka ugu badan kuna guulaystay tartankii doorashadda musharixiintiisuna ku guualysteen xilalka madaxtooyadda Somaliland, kuwaas oo kala ah musharaxa kowaad ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ku guulaystay jagadda madaxweynaha Somaliland, laba musharaxa labaad xisniga kulmiye Mudane C\/raxmaan C\/laahi Ismaaciil Saylici oo ku guulaystay jagadda madaxweyne ku xigeenka xisbiga kulmiye\u201dayuu yidhi gudoomiyaha Maxkamadda dastooriga ah ee Somaliland Aadan Xaaji Cali.<\/p>\n<p align=\"justify\">Natiijadan ay maxkamadda sare ku dhowaaqday ayaa noqonaya mid rasmi ah, iyadoo natiijadii guddida doorashooyinku ahayd mid ku meel gaadh ah, waxaanay sheegeen inay dib u hubiyeen xisaabtii codadka ee gobolada iyo degmooyinka iyo nidaamkii ay doorashaddu u dhacday.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cwaxa cadaatay in aanay jirin wax cabasho ah oo ku saabsan natiijada ku meelgaadhka ah ee ay ku dhowaaqeen guddida doorashooyinka Qaranka iyo guud ahaan hanaanka ay doorashaddu u qabsoontay oo ay maxkamadda usoo gudbiyeen xisbiyadu mudadda sharcigu dhigayo oo ah toddoba maalmood gudahood kana bilaabanta maalintii natiijada hor dhaca ahayd lagu dhowaaqay sida ku xusan qodobka 66aad,faqrada 1aad xeer 20\/2001\u201dayuu raaciyey gudoomiyaha maxkamadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaanu intaas ku daray \u201c maxkamaddu waxay hubisay xisaab ahaan iyo nidaam ahaanba qoraaladda raadraaca ah ee xafiiska guddida doorashooyinka qaranka, iyo natiijada ku meel gaadh ah ee gudida doorashooyinka ku dhowaaqeen 21-kii bisha November,2017\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda sare ee Dastuuriga Somaliland ayaa maanta ku dhowaaqday in doorashaddii madaxtooyadda ee ka dhacday Somaliland uu ku guulaystay xisbiga kulmiye,isla markaana waxay shaaciyeen in aanay jirin wax cabasho ah oo loo soo gudbiyey. Maxkamadda sare ayaa sheegtay in sharciga uu dhigayo in muddo todobo cisho gudahood oo ka bilaabmaysa maalinta lagu dhowaaqay loo soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42159,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42158","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42158"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42161,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42158\/revisions\/42161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}