{"id":42155,"date":"2017-11-29T00:40:05","date_gmt":"2017-11-28T21:40:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42155"},"modified":"2017-11-29T00:41:50","modified_gmt":"2017-11-28T21:41:50","slug":"magaalada-muqdisho-oo-ay-maanta-soo-gaareen-wafdi-ka-socda-dalka-qatar-iyagoo-la-kulmi-doona-madaxda-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/magaalada-muqdisho-oo-ay-maanta-soo-gaareen-wafdi-ka-socda-dalka-qatar-iyagoo-la-kulmi-doona-madaxda-dalka\/","title":{"rendered":"Magaalada Muqdisho oo ay Maanta Soo Gaareen Wafdi ka Socda Dalka Qatar iyagoo la kulmi doona Madaxda Dalka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/qattar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42156\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/qattar.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/qattar.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/qattar-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/qattar-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaallaha Gamal Mohamed Hassan, Wasiirka Amniga Guddaha Mohamed Abukar Isloow iyo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mahad Da\u2019uud ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho wafdi ballaaran oo ka socda dowladda Qatar oo uu hoggaaminayay Khalifa Jassim Al kuwari oo ah agaasimaha guud ee Sanduuqa Qatar ee horumarinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga Dowladda Qatar ka socda oo ka kooban ilaa iyo shan xubnood ayaa la kulmi doona Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre Khaire.<\/p>\n<p align=\"justify\">Socdaalka wafdigan ayaa jawaab u ah xiriirro kala duwan oo wasaaradaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Qatar ay lahaayeen muddooyinkii ugu dambeeyay si loo taabageliyo maashaariic horumarineed oo dhaxalgal ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Soo dhoweynta wafdigan ayaa waxaa ka qeybgalay Ku-simaha Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Cali , Agaasimaha Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda Yuusuf Calasow Maxamuud Kusimaha Agaasimaha guud ee habmaamuuska Qaranka Maxamed Cabdi Cali iyo diblomaasiyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaallaha Gamal Mohamed Hassan, Wasiirka Amniga Guddaha Mohamed Abukar Isloow iyo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mahad Da\u2019uud ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho wafdi ballaaran oo ka socda dowladda Qatar oo uu hoggaaminayay Khalifa Jassim Al kuwari oo ah agaasimaha guud ee Sanduuqa Qatar ee horumarinta. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42156,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42157,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42155\/revisions\/42157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}