{"id":42142,"date":"2017-11-28T22:41:05","date_gmt":"2017-11-28T19:41:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42142"},"modified":"2017-11-28T22:48:35","modified_gmt":"2017-11-28T19:48:35","slug":"saldhiga-ciidamada-africom-oo-mar-kale-weerarey-daacishta-soomaaliya-ee-buuraha-galgala","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/saldhiga-ciidamada-africom-oo-mar-kale-weerarey-daacishta-soomaaliya-ee-buuraha-galgala\/","title":{"rendered":"Saldhiga Ciidamada Africom oo Mar kale Weerarey Daacishta Soomaaliya ee Buuraha Galgala."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/africom.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42143\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/africom.jpg\" alt=\"\" width=\"872\" height=\"523\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/africom.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/africom-300x180.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 872px) 100vw, 872px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliska ciidamada Mareykanka Africa ee AFRICOM Qoraal ka soo baxay waxaa lagu sheegy in ciidamada Mareykanka oo garab ka helaya ciidamada dowladda Soomaaliya Duqeyn la beegsadeen xoogag ka tirsan Ururka Daacish, kuwaa oo ku dhuumaaleysanaya deegaanno ka tirsan Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha Miliytariga Mareykanka ayaa xaqiijiyay sida ku cad Qoraalkooda in duqeyntaasi lagu dilay horjooge k atirsanaa Kooxda Daacish ee bartilmaameedka uu ahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Col. Cali Cabdi oo ka mid ah saraakiisha ciidamada Puntland oo la hadlayay Wakaaladda Wararka Reuters ayaa faah faahiyay sida ay duqeynta u dhacday iyo wixii ay halkaasi ku arkeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa weerarka uu ka dhacay Buuralayda ku dhaw dhaw degmada Qandala,waxaanu maqalnay Guuxa hub culus, kooxihii wey ka carrareen halkaa markii la duqeeyay,waxaan booqanay goobtii duqeyntaasi ka dhacday,waxaan halkaasi ku aragnay Meydadka dad dhintay\u201d ayuu yiri Col Cali Cabdi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale warka Qoraalka ah ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in ciidamada Mareykanka ay sii wadi doonaan duqeymaha ay ka fulinayaan gudaha Soomaaliya, waxaana sidoo kale Mareykanka uu sheegay in uu xoojinayo taageerada uu siiyo Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ee dagaalka kula jira Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa markii labaad oo duqeyn loo geysanayo ururka taageersan Daacish ee Soomaaliya bishan, hasse yeeshee duqeyntan ayaa ku soo beegantay xilli Al-shabaab sheegay in ay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah diyaaradaha wax basaasa ee Dronka loo yaqaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidamada Mareykanka Africa ee AFRICOM Qoraal ka soo baxay waxaa lagu sheegy in ciidamada Mareykanka oo garab ka helaya ciidamada dowladda Soomaaliya Duqeyn la beegsadeen xoogag ka tirsan Ururka Daacish, kuwaa oo ku dhuumaaleysanaya deegaanno ka tirsan Puntland. Saraakiisha Miliytariga Mareykanka ayaa xaqiijiyay sida ku cad Qoraalkooda in duqeyntaasi lagu dilay horjooge k atirsanaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42143,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42142"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42145,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42142\/revisions\/42145"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}