{"id":4214,"date":"2011-11-19T17:10:37","date_gmt":"2011-11-19T17:10:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4214"},"modified":"2011-11-19T17:10:37","modified_gmt":"2011-11-19T17:10:37","slug":"dawlada-kenaya-oo-shaacisay-in-mareykanaka-uu-ka-karab-dagaalamo-xarkada-alshabaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/dawlada-kenaya-oo-shaacisay-in-mareykanaka-uu-ka-karab-dagaalamo-xarkada-alshabaa\/","title":{"rendered":"Dawlada kenaya oo shaacisay in mareykanaka uu ka karab dagaalamo xarkada Alshabaa"},"content":{"rendered":"<blockquote><p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/KENAYA.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4215\" title=\"KENAYA\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/KENAYA.jpeg\" alt=\"\" width=\"202\" height=\"121\" \/><\/a><\/p>\n<p>(wakaalada wararka somaiya warsom.com)<\/p>\n<p><span style=\"font-size: 14pt;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Kadib marii dawlada maraykanka ay diiday inay Kenya kacaawiso dagaalada ay kula jirto xarkada alshabaab ayaa warbixin Dowladda Kenya ay soosaartay<span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0 <\/span>waxa ay ku sheegtay in 750 ruux oo ah dhalinyaro haysta dhalashada dalka Maraykanka ay ku biireen Al Shabaab. <\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"margin: 0in 0in 0pt; text-align: justify; mso-margin-top-alt: auto; mso-margin-bottom-alt: auto;\"><span style=\"font-size: 14pt;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wakiilka Joogtada ee dowladda Kenya u fadhiya Qaramada Midoobay Macharia Kamau ayaa waxa uu sheegay in dhalinyaro badan oo u dhashay dalka Maraykanka ay ku sugan yihin dalka Soomaaliya kuwaasi oo uu sheegay in ay ka bar bar dagaalamaan Xarakada Al Shabaab.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 14pt; font-family: &quot;Times New Roman&quot;; mso-fareast-font-family: 'Times New Roman'; mso-ansi-language: EN-US; mso-fareast-language: EN-US; mso-bidi-language: AR-SA;\">Macharia Kamau\u00a0 ayaa waxa uu shaaca ka qaday in ay dhalintaasi ay tiradooda gaareyso 750 ruux \u00a0kuwaasi oo\u00a0 heysta dhalashada dalka Maraykanka, waxaana uu sheegay in qaarkood ay falal is qarxin ah ka fuliyeen magaalada Muqdisho<\/span><\/p>\n<p><em>Aqriso Warsom.com hooyga\u00a0 runta iyo xaqiidada warka soomaaliya<\/em><\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(wakaalada wararka somaiya warsom.com) Kadib marii dawlada maraykanka ay diiday inay Kenya kacaawiso dagaalada ay kula jirto xarkada alshabaab ayaa warbixin Dowladda Kenya ay soosaartay\u00a0 waxa ay ku sheegtay in 750 ruux oo ah dhalinyaro haysta dhalashada dalka Maraykanka ay ku biireen Al Shabaab. Wakiilka Joogtada ee dowladda Kenya u fadhiya Qaramada Midoobay Macharia Kamau [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4214","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4214","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4214"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4219,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4214\/revisions\/4219"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}