{"id":42138,"date":"2017-11-28T20:49:30","date_gmt":"2017-11-28T17:49:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42138"},"modified":"2017-11-28T21:21:55","modified_gmt":"2017-11-28T18:21:55","slug":"mweynaha-seychelles-iyo-wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-yussuf-garaad-axmed-oo-kulan-yeeshey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/mweynaha-seychelles-iyo-wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-yussuf-garaad-axmed-oo-kulan-yeeshey\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Seychelles iyo Wasiirka Arrimaha Debedda Soomaaliya Yussuf Garaad Axmed oo Kulan Yeeshey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/seychelles-iyo-yusuf-garad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42139\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/seychelles-iyo-yusuf-garad.jpg\" alt=\"\" width=\"877\" height=\"472\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/seychelles-iyo-yusuf-garad.jpg 520w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/seychelles-iyo-yusuf-garad-300x162.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 877px) 100vw, 877px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa la kulmay Madaxweynaha Seychelles Danny Faure, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal u dhaxeeya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa sheegay in Madaxweynaha Seychelles uu soo dhoweyn wanaagsan kala kulmay, isla markaana xusay inuu ku faraxsan yahay inuu qaabilo wafdi ka socda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMadaxweynaha Seychelles wuxuu inoo sheegay inuu ku faraxsan yahay wafdi Soomaaliya ka socda oo heerkan ahi uu dalkiisa soo booqdo, waxaa uu ii sheegay in weerarrada burcad badeedku dhib weyn u geysteen Seychelles hadda ka hor, laakiin aanay jirin wax cuqdad ah oo ay Dowladda iyo shacabka Seychelles ay qabaan, Sababtana waxaa uu ku tilmaamay in uu fahamsan yahay xaaladda uu dalku ku sugnaa 2008 oo ah xilli ay burcadbadeeddu ay aad u dhiirranayd\u201dayuu yiri Wasiir Yuusuf Garaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Yuusuf Garaad ayaa uga warbixiyay Madaxweynaha Seychelles is bedeladdii u dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya iyo hormarka dowladda ka sameyneyso dhinaca maamulka iyo dhismaha hey\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan isla qirnay sida loogu baahan yahay in ay labada dowladood iska kaashadaan sugidda amniga dhanka Galbeed ee Badweynta India oo ah badda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Seychelles. Madaxweynuhu wuxuu xusay in nabadgelyadu aanay ahayn berriga keliya ee biyaha badda loo baahan yahay in si nabadgelyo leh looga faa\u2019iideysto\u201dayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa uu sheegay inay ka wada hadleen maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Seychelles, sidii Soomaaliya loogu soo wareejin lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Yuusuf Garaad ayaa sheegay in uu sidoo kale la kulmay Sii hayaha Xeer Ilaaliyada Seychelles, isla markaana ay ka wada hadleen suurta galnimada in Qareen Soomaaliyeed oo u doodo lix eedeysan ee Soomaalida ah, marka dacwadooda la qaadayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom3011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa la kulmay Madaxweynaha Seychelles Danny Faure, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal u dhaxeeya. Wasiirka ayaa sheegay in Madaxweynaha Seychelles uu soo dhoweyn wanaagsan kala kulmay, isla markaana xusay inuu ku faraxsan yahay inuu qaabilo wafdi ka socda Soomaaliya. \u201cMadaxweynaha Seychelles wuxuu inoo sheegay inuu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42139,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42138","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42138"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42141,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42138\/revisions\/42141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}