{"id":42133,"date":"2017-11-28T19:43:16","date_gmt":"2017-11-28T16:43:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42133"},"modified":"2017-11-28T19:47:12","modified_gmt":"2017-11-28T16:47:12","slug":"soomaalida-iyo-oromada-itooboiya-oo-dagaallo-cul-culusi-ka-dhex-qarxeenmaxey-salka-ku-hayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/soomaalida-iyo-oromada-itooboiya-oo-dagaallo-cul-culusi-ka-dhex-qarxeenmaxey-salka-ku-hayaan\/","title":{"rendered":"Soomaalida iyo Oromada Itooboiya oo Dagaallo Cul Culusi ka Dhex Qarxeen\/Maxey Salka ku hayaan?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/oromo-iyo-somali-dagaal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42134\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/oromo-iyo-somali-dagaal.jpg\" alt=\"\" width=\"978\" height=\"550\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/oromo-iyo-somali-dagaal.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/oromo-iyo-somali-dagaal-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 978px) 100vw, 978px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in tiro ka badan 20 ruux lagu dilay dagaalo u dhaxeeyay Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararku waxaa ay sheegayaan in labadan Qowmiyadood uu u dhaxeeya muran dhinaca sohdinta deegaannada labada qowmiyadood ay deegaan, gaar ahaan deegaannada Ismaamulka labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeen u hadlay dowladda Itoobiya ayaa sheegay in dad ka badan 100 ruux ay ka soo xireen deegaanada Oromada degto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiinta labada dhinac ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo kuwa Oromada ayaa bishii April ee sanadkan gaaray heshiis lagu soo afjaro colaada u dhaxeysa labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalada u dhaxeeya Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ayaa waxaa bishii September ee sanadkan ku barakacay Kumannaan Kun oo ruux, kaddib markii dagaalada ay ku sii fideen deegaanno hor leh.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Itoobiya ayaa horay ciidamo Milateri u geystay deegaanada lagu muransan yahay ee xadka labada dhinac, si ay u kala dhex galaan, hasse ahaatee illaa iyo hadda waxaa socda dagaalka labada dhinac u dhaxeeya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in tiro ka badan 20 ruux lagu dilay dagaalo u dhaxeeyay Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee Itoobiya. Wararku waxaa ay sheegayaan in labadan Qowmiyadood uu u dhaxeeya muran dhinaca sohdinta deegaannada labada qowmiyadood ay deegaan, gaar ahaan deegaannada Ismaamulka labada dhinac. Afhayeen u hadlay dowladda Itoobiya ayaa sheegay in dad ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42134,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42133","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42133","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42133"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42136,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42133\/revisions\/42136"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42134"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}