{"id":42129,"date":"2017-11-28T19:33:43","date_gmt":"2017-11-28T16:33:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42129"},"modified":"2017-11-28T19:33:58","modified_gmt":"2017-11-28T16:33:58","slug":"rw-kuxigeenka-soomaaliya-mahdi-maxamed-oo-booqasho-ku-tagey-safaarada-sucuudiga-ay-ku-leedahey-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/rw-kuxigeenka-soomaaliya-mahdi-maxamed-oo-booqasho-ku-tagey-safaarada-sucuudiga-ay-ku-leedahey-soomaaliya\/","title":{"rendered":"RW kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed oo Booqasho ku tagey Safaarada Sucuudiga ay ku leedahey Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/rw-kuxigen-mahdi.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/rw-kuxigen-mahdi.jpeg\" alt=\"\" width=\"928\" height=\"619\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/rw-kuxigen-mahdi.jpeg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/rw-kuxigen-mahdi-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 928px) 100vw, 928px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ku sugan magaalada Riyad ee dalka Saudi Arabia ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Riyad ee Boqortooyada Sucuudiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka ayaa u kuur galay qaabka ay u shaqeyso Safaaradda iyo howlaha ay u qabato bulshada Soomaaliyeed, kadibna waxaa uu kulan kula qaatay Xarunta Safaaradda Diblumaasiyiinta iyo Shaqaalaha. Isagoo ku boggaadiyey howlaha muhiimka ah ee dadka Soomaaliyeed u hayso safaaraddu.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa fursad u helnay in aan booqano Safaaradeedna Soomaaliya ee ku taalla Boqortooyada Sucuudiga,waxaana la kulmay diblumaasiiyiin iyo madax u bisil una tababaran howsha loo idmaday, waana ku ammaanayaa dadaalkooda Soomaalinimo iyo sida ay uga go\u2019an tahay in ay kaalin mugleh ka qaataan soo celinta sharafkii iyo karaamadii ummadda\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka ayaa ka qeybgallay shir ay halkaa ku yeesheen ilaa 41 dal oo looga hadlay arrimo la xiriira la dagaalanka kooxo Argagixisada, waxaana safarkiisa ku wehlinayay xubno ka tirsan saraakiisha ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ku sugan magaalada Riyad ee dalka Saudi Arabia ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Riyad ee Boqortooyada Sucuudiga. Ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka ayaa u kuur galay qaabka ay u shaqeyso Safaaradda iyo howlaha ay u qabato bulshada Soomaaliyeed, kadibna waxaa uu kulan kula qaatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42130,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42129","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42129","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42129"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42129\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42132,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42129\/revisions\/42132"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42130"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42129"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42129"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42129"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}