{"id":42125,"date":"2017-11-28T18:33:03","date_gmt":"2017-11-28T15:33:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42125"},"modified":"2017-11-28T18:35:55","modified_gmt":"2017-11-28T15:35:55","slug":"caleema-saarka-iyo-dhaarta-mweynaha-dalka-kenya-uhuro-oo-uu-ka-qeyb-galey-mweynaha-soomaaliya-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/caleema-saarka-iyo-dhaarta-mweynaha-dalka-kenya-uhuro-oo-uu-ka-qeyb-galey-mweynaha-soomaaliya-farmaajo\/","title":{"rendered":"Caleema Saarka iyo Dhaarta M\/weynaha Dalka Kenya Uhuro oo uu ka Qeyb galey M\/weynaha Soomaaliya Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-dhaar-uhuro.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42126\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-dhaar-uhuro.jpg\" alt=\"\" width=\"892\" height=\"643\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-dhaar-uhuro.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-dhaar-uhuro-300x216.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 892px) 100vw, 892px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu wadaa in uu maanta halkaa uga qeybgalo munaasabada caleemo saarka madaxweynaha mar kale la soo doortay Uhuru Kenyatta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga madaxweynaha waxaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya Danjire Aamina Maxamed, Sii-haya Safaaradda Soomaaliya ee Kenya Cali Maxamed Sheekh (Bagadi) iyo Diblomaasiyiin ka tirsan Safaaradda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cXiriirka ka dhaxeeya labada dal waa mid ku dhisan iskaashi iyo wax wada-qabsi. Madaxweyne Farmaajo bishii Maarso ee sanadkan ayuu booqasho rasmi ah ku yimid Kenya si loo xoojiyo xiriirkaas, haatanna waxaa uu ka qeyb galayaa caleema-saarka madaxweyne Kenyatta.\u201d ayuu yiri Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Cabdinuur Maxamed Axmed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabada calleemo saarka madaxweyne Uhuru Kenyatta sidoo kale waxaa ka soo qeybgali doona madax ka kala socta Qaarada iyo Ra\u2019iisal wasaaraha Israa\u2019iil, sidoo kale waxaa la filayaa in ay yimadaan wakiil ka socda caalamka intiisa kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safarka madaxweynaha ayaa la sheegay in uu qaaadan doono muddo hal cisho ah waxaana maanta oo Talaadada ah uu ku biiri doonaa hoggaamiyeyaasha qaaradda Africa iyo caalamka ee ka qeyb galaya caleema-saarka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Soomaaliya iyo Kenya waxaa ka dhaxeeya xiriir iskaashi oo dhinacyada ammaanka, ganacsiga iyo horumarinta ah, iyada oo uu shaqeeyo guddi wadajir ah oo labada dhinac u qaabilsan dhaqan-galinta heshiisyada is-kaashi ee u dhaxeeya labada dal.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu wadaa in uu maanta halkaa uga qeybgalo munaasabada caleemo saarka madaxweynaha mar kale la soo doortay Uhuru Kenyatta. Wafdiga madaxweynaha waxaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya Danjire Aamina Maxamed, Sii-haya Safaaradda Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42126,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42125","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42125","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42125"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42128,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42125\/revisions\/42128"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}