{"id":42117,"date":"2017-11-28T03:27:56","date_gmt":"2017-11-28T00:27:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42117"},"modified":"2017-11-28T03:31:55","modified_gmt":"2017-11-28T00:31:55","slug":"dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-sheegey-in-ay-dhulka-soo-dhigeen-diyaarad-nuuca-aan-duuliyuhu-wadin-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/dagaal-yahanada-al-shabaab-oo-sheegey-in-ay-dhulka-soo-dhigeen-diyaarad-nuuca-aan-duuliyuhu-wadin-ah\/","title":{"rendered":"Dagaal Yahanada AL-shabaab oo Sheegey in ay DHulka soo Dhigeen Diyaarad Nuuca aan Duuliyuhu Wadin ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/diyaradlasoo-ridey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42118\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/diyaradlasoo-ridey.jpg\" alt=\"\" width=\"955\" height=\"537\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/diyaradlasoo-ridey.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/diyaradlasoo-ridey-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 955px) 100vw, 955px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay in ay qabteen diyaarad nooca Drones -ka ah oo ay sheegeen in ay ku soo dhacday Buuraha Galgala ee Gobolka Bari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbaahinta Al-shabaab ayaa la sheegay in diyaaradan ku soo dhacday Buuraha Caalmadow ee Gobolka Bari durbadiiba halkaasi ay ka qaadeen xoogag ka tirsan Ururka Al Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Drones ayaa la sheegay in ay ku xirnaayeen Kaamirooyin wax basaasa , waxaana la sheegay in hadda ay gacanta ku hayaan dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0 \u00a0 Diyaaradaha Drones-ka ee wax duuba ayaa dul wareega Saldhigyada Al-shabaab ay ku leeyihiin Gobolada dalka Soomaaliya, iyadoo Al-shabaab ay horay u qabteen diyaarado sidan oo kale ugu soo dhacay deeganada ay ku sugan yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Puntland ayaa maalmahan dambe waxaa ay dhaqdhaqaaq ciidan ka wadeen Buuraha Caalmadow ee Gobolka Bari, halkaasi oo ay ka raadinayeen xubno Shabaab ka tirsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Diyaaradan ku soo dhacday Gobolka Bari, ayaa noqonaysa tii ugu horeysay ee nooceeda Drone ah oo Shabaabka ku sugan Buuraha Galgala ay qabtaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay in ay qabteen diyaarad nooca Drones -ka ah oo ay sheegeen in ay ku soo dhacday Buuraha Galgala ee Gobolka Bari. Warbaahinta Al-shabaab ayaa la sheegay in diyaaradan ku soo dhacday Buuraha Caalmadow ee Gobolka Bari durbadiiba halkaasi ay ka qaadeen xoogag ka tirsan Ururka Al Shabaab. Drones ayaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42118,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42117","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42117","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42117"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42120,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42117\/revisions\/42120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42118"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}