{"id":42109,"date":"2017-11-28T02:32:46","date_gmt":"2017-11-27T23:32:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42109"},"modified":"2017-11-28T02:57:18","modified_gmt":"2017-11-27T23:57:18","slug":"wada-hadalada-galmudug-iyo-ahlusunna-oo-cali-gacal-casir-ku-tilmaamey-siminaar-aan-faaiido-kasoo-baxeyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/wada-hadalada-galmudug-iyo-ahlusunna-oo-cali-gacal-casir-ku-tilmaamey-siminaar-aan-faaiido-kasoo-baxeyn\/","title":{"rendered":"Wada Hadalada Galmudug iyo Ahlusunna oo Cali Gacal Casir ku Tilmaamey Siminaar aan Faa&#8217;iido kasoo baxeyn."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/cali-gacal-casir2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42110\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/cali-gacal-casir2.jpg\" alt=\"\" width=\"864\" height=\"486\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/cali-gacal-casir2.jpg 510w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/cali-gacal-casir2-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 864px) 100vw, 864px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wadahadallada lagu waddo in dalka Jabuuti ku yeeshaan mas\u2019uuliyiinta maamullada Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca, isaga oo sheegay in kulanka labada dhinac lagu tilmaami karo oo kaliya Siminaar Aqoon kororsi ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in shirkaasi uusan aheyn wadahadal rasmi, isaga oo ku tilmaamay shirkii kan ka horeeyay ee ka dhacay Nairobi in uu iska ahaa oo kaliya kulan is barasho iyo aqoon korarsi.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Kulankii Nairobi ka dhacay iyo kan hadda la sheegay in uu ka furmayo Jabuuti labadaba sida ay inoo sheegeen howlwadeennada shirka waa Siminaar ee ma\u2019aha kulamo rasmi ah oo heshiis lagu gaarayo\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale\u00a0Cali Gacal Casir ayaa sheegay xitaa haddii ay wada hadalladaasi miro dhalaan oo heshiis lagu gaaro aqoonsan doonin baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Annaga uma aragno kulamo rasmi ah, laakiin xitaan haddii ay dhacdo in heshiis lagu gaaro ma aqoonsan doonno ayuu yiri\u2019\u2019 Cali Gacal Casir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka Jabuuti ay ku leeyihiin\u00a0 madaxda maamulada Galmudug iyo Ahlu Sunna ayaa waxaa gar-wadeen ka ah Urur Goboleedka IGAD.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shalay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti waxaa wada gaaray madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) iyo ku xigeenkiisa iyo sidoo kale madaxweynaha Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, halkaasi oo ay ku leeyihiin shir dib u heshiisiin ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Muddo dheerba waxaa soo jiray khilaaf xooggan oo u dhaxeeyay madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf , ku-xigeenkiisa iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug, hasse ahaatee waxaa muuqata in la xaliyay khilaafkii u dhaxeeyay madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa oo hadda ku wadda sugan dalka Jabuuti, laakiin dhinaca guddoomiyaha baarlamaanka ayaad moodaa in wali uu taagan yahay khilaafkii kala dhaxeeyay madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wadahadallada lagu waddo in dalka Jabuuti ku yeeshaan mas\u2019uuliyiinta maamullada Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca, isaga oo sheegay in kulanka labada dhinac lagu tilmaami karo oo kaliya Siminaar Aqoon kororsi ah. Waxaa uu sheegay in shirkaasi uusan aheyn wadahadal rasmi, isaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42110,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42109","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42109"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42112,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42109\/revisions\/42112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42110"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}