{"id":421,"date":"2011-05-04T23:11:10","date_gmt":"2011-05-04T23:11:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=421"},"modified":"2011-05-04T23:11:10","modified_gmt":"2011-05-04T23:11:10","slug":"xarada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-xukuno-dil-ah-ku-fuliyey-2-ruux-oo-lagu-eedeeyey-jawaasiisnimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/xarada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-xukuno-dil-ah-ku-fuliyey-2-ruux-oo-lagu-eedeeyey-jawaasiisnimo\/","title":{"rendered":"Xarada Mujaahidiinta Al Shabaab oo Xukuno Dil ah Ku Fuliyey 2 Ruux Oo Lagu Eedeeyey Jawaasiisnimo"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Xarada Mujaahidiinta Al Shabaab ee Gobolka Bay ayaa Maanta Xukuno Dil ah Ku Fuliyey 2 Qofood Oo Lagu Eedeeyey In ay U Basaaseyeen Dowladdaha Kenya Iyo Ethiopia<\/p>\n<p>Xukunkaan Dilka ah ayaa Waxa uu Ka Dhacay Fagaaraha Beerta Shareecada ee Gudaha Magaalada Baydhabo waxaana Ka Soo qayb Galaya Boqolaal Ruux Oo Doonayey In ay Daawadaan qaab Uu U Dhacayo Xukunada Dilka ah<\/p>\n<p>labada Ruux ee Xukunka Dilka ah Lagu Fuliyey ayaa waxa ay Kala Ahaayeen maxamed xasan cabdi oo 40 Sano Jir ah Iyo C\/laahi Aadan cabdi oo 31 Sano Jir ah<\/p>\n<p>Khaadiga Maxkamada baydhabo oo Goobta Uu Xukunka ka Dhacayey Joogay ayaa Sheegay In Ruux ay U Shaqeynayeen Dowladdaha Ethiopia Iyo Kenya isla markaan ay Qirteen Dembigooda<\/p>\n<p>Ma Ahan Markii 1-aad oo Xukuno Ceynkaan Oo kale ah ay Fuliso Maxkamada Xarakada Al Shabaab ee Gobolka Bay Balse waxa ay horey U Fulisay Xukuno isugu Jiray Dil, garbaash Iyo Rajminba<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"><font style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\" size=\"4\" color=\"#ff00ff\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953<\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">\u00a0<\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"><strong><font style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\" size=\"4\" color=\"#ff00ff\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/strong><\/span><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"> <\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Xarada Mujaahidiinta Al Shabaab ee Gobolka Bay ayaa Maanta Xukuno Dil ah Ku Fuliyey 2 Qofood Oo Lagu Eedeeyey In ay U Basaaseyeen Dowladdaha Kenya Iyo Ethiopia Xukunkaan Dilka ah ayaa Waxa uu Ka Dhacay Fagaaraha Beerta Shareecada ee Gudaha Magaalada Baydhabo waxaana Ka Soo qayb Galaya Boqolaal Ruux Oo Doonayey In ay Daawadaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-421","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":427,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421\/revisions\/427"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}