{"id":42096,"date":"2017-11-27T22:29:46","date_gmt":"2017-11-27T19:29:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42096"},"modified":"2017-11-27T22:33:18","modified_gmt":"2017-11-27T19:33:18","slug":"galmudug-iyo-ahlu-sunna-oo-wada-hadallo-maanta-uga-furmeen-dalka-jabuuti-magaalada-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/galmudug-iyo-ahlu-sunna-oo-wada-hadallo-maanta-uga-furmeen-dalka-jabuuti-magaalada-jabuuti\/","title":{"rendered":"Galmudug iyo Ahlu Sunna oo Wada Hadallo Maanta uga Furmeen Dalka Jabuuti Magaalada Jabuuti."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ahlu-suna-iyo-galmudug.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42097\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ahlu-suna-iyo-galmudug.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"517\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ahlu-suna-iyo-galmudug.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ahlu-suna-iyo-galmudug-300x179.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wajigii labaad Wadahadal u dhaxeeya Maamulada Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo dalka Jabuuti, iyadoo halkaa ay gaareen maalintii shalay mas\u2019uuliyiinta labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Jabuuti waxaa ku sugan Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, Ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi Carabey, hoggaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo xubno kale oo ka kala tirsan labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka ka soo jeeda gobolada Dhexe ee Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan waxa ay ka muujinayaan in shirkaasi ay ka soo baxaan waxyaabo mira dhal ah oo ku aadan wadahadalka labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle ayaa dadaal badan ku bixinaya sidii uu ula heshiin lahaa maamulka Ahlu Sunna oo ka arimiya deegaanno badan oo gobollada dhexe ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hogaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa dhinaciisa sheegay in aysan marnaba diideen heshiis laga gaaro khilaafka labada garab, balse ay jiraan dad arrintaa ka oso horjeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda federaalka ayaa marar badan oo hore ku guuldareysatay in ay mideyso labada maamul, hasse ahaatee waxaa hadda muuqata in ay soo faragaliyeen Ururo caalami ah oo ka shaqeynaya siddii loo dhameyn lahaa khilaafka mudada dheer soo jiray ee u dhaxeeya Galmudug iyo Ahlu Sunna.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wajigii labaad Wadahadal u dhaxeeya Maamulada Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo dalka Jabuuti, iyadoo halkaa ay gaareen maalintii shalay mas\u2019uuliyiinta labada dhinac. Magaalada Jabuuti waxaa ku sugan Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, Ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi Carabey, hoggaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42097,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42096","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42096"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42099,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42096\/revisions\/42099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}