{"id":42087,"date":"2017-11-27T01:39:28","date_gmt":"2017-11-26T22:39:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42087"},"modified":"2017-11-27T01:59:56","modified_gmt":"2017-11-26T22:59:56","slug":"guddiga-amniga-jubaland-oo-ka-shirey-xaaladda-amniga-jubooyinka-axmed-madoobe-ayaa-shir-gudoominayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/guddiga-amniga-jubaland-oo-ka-shirey-xaaladda-amniga-jubooyinka-axmed-madoobe-ayaa-shir-gudoominayey\/","title":{"rendered":"Guddiga Amniga Jubaland oo ka shirey Xaaladda Amniga Jubooyinka Axmed Madoobe ayaa shir gudoominayey."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/axmed-madoobe12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42088\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/axmed-madoobe12.jpg\" alt=\"\" width=\"845\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/axmed-madoobe12.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/axmed-madoobe12-300x192.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 845px) 100vw, 845px\" \/><\/a><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kulanka ay maanta yeesheen golaha amniga dowlad goboleedka Jubaland oo uu dhawaan magacaabay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Max\u2019ed Islaam ayaa waxa ay uga doodeen arimo dhowr ah oo la xiriira amniga deegaanada Jubooyinka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kulanka oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Jubaland oo ah gudoomiyaha golehaasi ayaa looga dooday dhinacyada sidii loo qaban lahaa deegaanada Maqan Jubaland, dhinacyada dhaqaalaha, abaabulka shacabka iyo sidii loodhameystiri lahaa baahiyaha ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedka Jubaland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka madaxtooyada Jubaland Mudane Axmed Sitiin oo markii uu kulanka soo idlaaday warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhammaan arimaha looga hadlayay kulanka ay qeyb ka yihiin dadaallada ay wado Jubaland ee la doonayo in howlgallo looga bilaabo deegaanada Jubooyinka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka ayaa intaa ku daray in qorsheyaasha amniga ay la tagi doonaan shirka golaha amniga qaranka si loo dardar geliyo dadaallada ay wado dowladda dhexe ee la doonayo guud ahaan dalka looga saaro Al-shabaab.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaa sidoo kale shirka looga hadlay arimaha garsoorka, in la dhameystiro dhammaan dhismeyaasha maxkamadaha iyo garsoorka dowlad goboleedka Jubaland heer degmo ilaa heer tuulo,\u201d ayuu wasiirku hadalkiisii raaciyay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bishii April ee sanadkan ayay ahayd markii madaxda dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ay uga dhawaaqeen golaha amniga qaranka oo uu gudoomiye u yahay madaxweynaha dalka, waxanaa Jubaland ay noqotay dowlad goboleedkii ugu horeeyay ee dhista guddi amni qaran oo heer dowlad goboleed.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Kulanka ay maanta yeesheen golaha amniga dowlad goboleedka Jubaland oo uu dhawaan magacaabay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Max\u2019ed Islaam ayaa waxa ay uga doodeen arimo dhowr ah oo la xiriira amniga deegaanada Jubooyinka. Kulanka oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Jubaland oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42088,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42089,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42087\/revisions\/42089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}