{"id":42075,"date":"2017-11-26T23:50:33","date_gmt":"2017-11-26T20:50:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42075"},"modified":"2017-11-26T23:51:19","modified_gmt":"2017-11-26T20:51:19","slug":"fulinta-xukunkii-lagu-ridey-askerigii-toogtey-ex-wasiir-siraaji-oo-xildhibaano-kala-hadleen-mweynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/fulinta-xukunkii-lagu-ridey-askerigii-toogtey-ex-wasiir-siraaji-oo-xildhibaano-kala-hadleen-mweynaha\/","title":{"rendered":"Fulinta Xukunkii Lagu Ridey Askerigii Toogtey Ex Wasiir Siraaji oo Xildhibaano kala Hadleen M\/weynaha."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/xildh-w-siraaji-askeridiley.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42076\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/xildh-w-siraaji-askeridiley.jpg\" alt=\"\" width=\"893\" height=\"502\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/xildh-w-siraaji-askeridiley.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/xildh-w-siraaji-askeridiley-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 893px) 100vw, 893px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Xusseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan xubnaha Aqalka Soomaaliya ayaa sheegay in kulan ay xalay la qaateen madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kala hadleen sababta loo fulin la\u2019yahay xukunkii lagu riday Askarigi toogashada ku dilay Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Siraaji.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanka ayaa sheegay in 50 xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal ee dowladda kana soo kala jeeda Koonfur Galbeed iyo Jubbaland madaxweynaha ka hadleen arinta ku saabsan dilkii Wasiir Cabaas iyo wax hortaagan in la fuliyo xukunkii lagu riday Askarigii dilka geystay, isaga oo intaa ku darray in madaxweynaha wax jawaab ah ka siin waayay su\u2019aalihii ay weydiiyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Madaxweynaha jawaab aan ku qanacno nama uusan siin, waxaana muuqata in uu isaga hortaagan yahay fulinta xukunkii ay rideen laamaha cadaallada dowladda ayuu yiri\u2019 xildhibaan Xusseen Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamada ciidamada qalabka sida ay dil toogasho ah ku xukuntay 19 Jun ee sanadkan Axmed Cabdullaahi Cabdi Ceydiid oo la sheegay in uu ahaa Askarigii xabada ku dhuftay Wasiirka, hasse ahaatee waxaa muuqata in wali xukunkaasi aan la fulin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa markii u horeysay ee Xildhibaanno ka tirsan Labada Gole ay Madaxweynaha kala hadlaan arrinta ku saabsan dilkii Marxuum Cabaas Siraaji iyo ninkii ka dambeeyay oo horay laamaha cadaallada ugu xukumeen dil toogasho ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42064\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42066\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-42067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Xusseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan xubnaha Aqalka Soomaaliya ayaa sheegay in kulan ay xalay la qaateen madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kala hadleen sababta loo fulin la\u2019yahay xukunkii lagu riday Askarigi toogashada ku dilay Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Siraaji. Xildhibaanka ayaa sheegay in 50 xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal ee dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42076,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42075","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42075","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42075"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42075\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42078,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42075\/revisions\/42078"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42076"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}