{"id":42057,"date":"2017-11-26T02:37:38","date_gmt":"2017-11-25T23:37:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42057"},"modified":"2017-11-26T02:38:03","modified_gmt":"2017-11-25T23:38:03","slug":"dawladda-kenya-oo-sheegtey-in-ay-kusoo-wajahanyihiin-bolaaal-al-shabaab-ah-kuwaasoo-kasoo-talaabaya-xuduudka-ay-soomaaliya-la-wadaagto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/dawladda-kenya-oo-sheegtey-in-ay-kusoo-wajahanyihiin-bolaaal-al-shabaab-ah-kuwaasoo-kasoo-talaabaya-xuduudka-ay-soomaaliya-la-wadaagto\/","title":{"rendered":"Dawladda Kenya oo Sheegtey in ay kusoo Wajahanyihiin Bolaaal AL-shabaab ah Kuwaasoo kasoo talaabaya Xuduudka ay Soomaaliya la Wadaagto."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/kenya-amni.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42058\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/kenya-amni.jpg\" alt=\"\" width=\"888\" height=\"484\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/kenya-amni.jpg 532w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/kenya-amni-300x164.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 888px) 100vw, 888px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay ku soo wajahan yihiin boqolaal ka mid ah dagaalyahanada Al-Shabaab ,kuwaa soo ka soo cararay duqeymaha dowladda Mareykanka ay ka waddo Koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kenya waxa ay sheegtay in ay jirto cabsi weyn, Maadaama ay doonaayaan dagaalyahanada Al-Shabaab in ay kasoo baxaan Soomaaliya , islamarkaana ay gudaha u galaan Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ammaanka waxa ay sheegeen in ciidamo badan oo isugu jira boolis iyo Milatariga ay geeyeen xadka Soomaaliya si ay uga hortaggaan in ay soo gudbaan dagaalyahanadaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Agaasimaha Hawlgalka Kenya ka wado Kaymaha Booni, JOSEPH KANYIRI ayaa sheegay in Al-Shabaab ay bilaabeen bixitaankooda Soomaaliya todobaadkii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in dowladda Kenya ay u diyaar garowday in ay is difaacdo dagaalamayaasha Al-shabaab<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in ay bilaabeen howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab, islamarkaana ay jirto Cabsi badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka Kenyaanka ee ku sugan xadka Soomaaliya ayuu ugu baaqay haddii ay arkaan dagaalyahannada Al-Shabaab in ay kusoo wargeliyaan ciidamada Ammaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Mareykanka ayaa bilihii lasoo dhaafay si weyn u xoojisay duqeymaha ay la beegsanayso meelaha ay ku sugan yihiin dagaalyahannada Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay ku soo wajahan yihiin boqolaal ka mid ah dagaalyahanada Al-Shabaab ,kuwaa soo ka soo cararay duqeymaha dowladda Mareykanka ay ka waddo Koonfurta Soomaaliya. Kenya waxa ay sheegtay in ay jirto cabsi weyn, Maadaama ay doonaayaan dagaalyahanada Al-Shabaab in ay kasoo baxaan Soomaaliya , islamarkaana ay gudaha u galaan Kenya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42058,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42057","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42057","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42057"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42057\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42060,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42057\/revisions\/42060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42058"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}