{"id":42041,"date":"2017-11-25T22:42:28","date_gmt":"2017-11-25T19:42:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42041"},"modified":"2017-11-25T23:22:56","modified_gmt":"2017-11-25T20:22:56","slug":"maleyshiyaad-loo-maleynayo-in-ay-yihiin-kuwii-ka-danbeeyey-gumaadkii-ka-dhacey-masjid-masar-ku-yaal-oo-ciidamada-cirka-masar-weerareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/maleyshiyaad-loo-maleynayo-in-ay-yihiin-kuwii-ka-danbeeyey-gumaadkii-ka-dhacey-masjid-masar-ku-yaal-oo-ciidamada-cirka-masar-weerareen\/","title":{"rendered":"Maleyshiyaad loo Maleynayo in ay Yihiin kuwii ka danbeeyey Gumaadkii ka dhacey Masjid Masar ku yaal oo Ciidamada Cirka Masar Weerareen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/masjid-masar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/masjid-masar.jpg\" alt=\"\" width=\"900\" height=\"506\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/masjid-masar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/masjid-masar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Ciidamada Masar ayaa waxay sheegeen in ay weerar dhanka cirka ah ku qaadeen Mintidiin la ruymaysan yahay in ay yihiin kuwii fuliyay weerar lagu qaaday Misaajid ku yaalla Sinai .<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarka ayaa waxa ku dhintay 235 qof oo Misaajidkaasi ku cibaadaysanayay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamadda Masar ayaa waxa ay sheegeen in ay duqaynta la bartilmaameedsadeen gaarigii loo isticmaalay weerarka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxwayne Cabdul Fatax al-Sisi ayaa wacad ku maray in weerarkaasi looga jawaabi doono gacan bir ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dad goobjoogeyaal ah ayaa warbaahinta Masar u sheegay in ay arrintani ka dhacday magaalada Bir al-Abed ee u dhaw al-Arish ayna dhacday intii lagu gudo jiray salaadda Jimcaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Booliiska deegaanka ayaa sheegay in ay rag rasaas ku fureen dad cibaadaysanaya, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee AP.<\/p>\n<p align=\"justify\">Masar ayaa dagaal kula jirta kooxo diin u dagaalamaya oo gobolkaas ku sugan, kuwaas oo weerarradooda sare u sii qaaday tan iyo 2013kii.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ciidamada Masar ayaa waxay sheegeen in ay weerar dhanka cirka ah ku qaadeen Mintidiin la ruymaysan yahay in ay yihiin kuwii fuliyay weerar lagu qaaday Misaajid ku yaalla Sinai . Weerarka ayaa waxa ku dhintay 235 qof oo Misaajidkaasi ku cibaadaysanayay. Ciidamadda Masar ayaa waxa ay sheegeen in ay duqaynta la bartilmaameedsadeen gaarigii loo isticmaalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42017,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42041"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42044,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42041\/revisions\/42044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42017"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}