{"id":42025,"date":"2017-11-25T21:36:48","date_gmt":"2017-11-25T18:36:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42025"},"modified":"2017-11-25T21:38:02","modified_gmt":"2017-11-25T18:38:02","slug":"dalka-masar-weerar-ka-dhacey-masjid-lagu-cibaadeysto-oo-dawladda-soomaaliya-ka-hadashey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/dalka-masar-weerar-ka-dhacey-masjid-lagu-cibaadeysto-oo-dawladda-soomaaliya-ka-hadashey\/","title":{"rendered":"Dalka Masar weerar ka Dhacey Masjid lagu Cibaadeysto oo Dawladda Soomaaliya ka Hadashey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-dagaal-ooge-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42026\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-dagaal-ooge-1.jpg\" alt=\"\" width=\"879\" height=\"586\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-dagaal-ooge-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-dagaal-ooge-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 879px) 100vw, 879px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay Weerarkii shalay lagu qaaday Masjid ku yaalla Waqooyiga dalka Masar, halkaasi oo ay ku dhinteen dad badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar Bam iyo rasaas\u00a0 loo adeegsaday ku qaaday Masjid ku yaalla gobolka Waqooyiga Sinai ee dalka Masar iyaga oo dilay ugu yaraan 230 ruux, sida laga soo xigtay Wakaaladda wararka ee Dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkaasi, waxaana uu sheegay in uu ahaa mid Argagixiso.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo, ayaa sheegay in xanuunka uu la qeybsanayo dowladda Masar iyo ehelada dadkii qaraxaasi ku waxyeeloobay, wuxuuna dadka dhintay uu Alle uga baryey in Janadiisa uu ugu Bishaareeyo, kuwa dhaawaca ahna uu deg deg u bogsiiyo.\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 .<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cAniggoo ku hadlaya Magaceyga iyo Kan shacabka Soomaaliyeed waxaan xanuunka la qeybsanayaa \u00a0dowladda Masar iyo shacabkeeda xanuunka iyo murugada ka dhalatay dadka sida arxan darrada ah loogu xasuuqay Masjidul Rowdah ee dalka Masar ku yaalla, ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarkan ayaa noqonaya kii ugu cuslaa ee wayadii ugu danbeeyay soo mara dalka Masar in mar kaliya tiro dad ah oo intaa la eg lagu dilo goob kaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay Weerarkii shalay lagu qaaday Masjid ku yaalla Waqooyiga dalka Masar, halkaasi oo ay ku dhinteen dad badan. Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar Bam iyo rasaas\u00a0 loo adeegsaday ku qaaday Masjid ku yaalla gobolka Waqooyiga Sinai ee dalka Masar iyaga oo dilay ugu yaraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42026,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42025","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42025","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42025"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42028,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42025\/revisions\/42028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}