{"id":42020,"date":"2017-11-25T02:51:51","date_gmt":"2017-11-24T23:51:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=42020"},"modified":"2017-11-25T02:52:16","modified_gmt":"2017-11-24T23:52:16","slug":"ugaas-xasan-ugaas-khaliif-oo-sheegey-in-hiiraan-ay-ku-jirto-godoon-siyaasadeed-iyo-mid-amni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/ugaas-xasan-ugaas-khaliif-oo-sheegey-in-hiiraan-ay-ku-jirto-godoon-siyaasadeed-iyo-mid-amni\/","title":{"rendered":"Ugaas Xasan Ugaas KHaliif oo Sheegey in Hiiraan ay ku jirto Go&#8217;doon Siyaasadeed iyo Mid Amni."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ugas-xasan-ugas-khalif1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-42021\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ugas-xasan-ugas-khalif1.jpg\" alt=\"\" width=\"865\" height=\"486\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ugas-xasan-ugas-khalif1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ugas-xasan-ugas-khalif1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 865px) 100vw, 865px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa sheegay in gobolka Hiiraan uu ku jiro sida uu hadalka u dhigay go\u2019doon dhinacyo badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalkan ayuu ka sheegay Ugaas Xassan munaasabad soo dhaweyn ah oo magaalada Beledweyne loogu sameeyay labada guddoomiye baarlamaanka ee Soomaaliya iyo Jabuuti, waxaana uu sheegay Ugaas in gobolka Hiiraan uu xiligan wajahayo go\u2019doomin siyaasadeed iyo mid Amni.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Gobolka Hiiraan iyo mushtamaca ku dhaqan waa Soomaali, ma garaneyno sababta go\u2019doominta intaa la eg loogu hayo, wax kale iska daa\u2019e xitaa dowladda federaalka waxaan ka weyney in dadka ku dhaqan gobolka hellaan biyo nadiif ah ayuu yiri\u2019 Ugaas Xassan Ugaas Khaliif.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabada ayaa waxaa goob joog ka ahaa guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari, guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xamud, guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad, madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, taliyaha guud ee ciidamada AMISOM, safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Aadan Xassan Aadan mas\u2019uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo iyo saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa markii ugu horeysay oo munaasabad kaliya ay ku kulmaan Ugaas Xassan Ugaas Khaliif iyo madaxweynaha maamulka Hirshabeelle tan iyo markii xilka loo doortay, iyada oo la ogyahay mowqifka Ugaaska ee la xiriira dhismaha iyo guud ahaanba jiritaanka Hirshabeelle oo uu siweyn uga biyo diidaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa sheegay in gobolka Hiiraan uu ku jiro sida uu hadalka u dhigay go\u2019doon dhinacyo badan. Hadalkan ayuu ka sheegay Ugaas Xassan munaasabad soo dhaweyn ah oo magaalada Beledweyne loogu sameeyay labada guddoomiye baarlamaanka ee Soomaaliya iyo Jabuuti, waxaana uu sheegay Ugaas in gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":42021,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-42020","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42020"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42023,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42020\/revisions\/42023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42021"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}