{"id":41998,"date":"2017-11-25T00:59:44","date_gmt":"2017-11-24T21:59:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41998"},"modified":"2017-11-25T01:46:55","modified_gmt":"2017-11-24T22:46:55","slug":"dagaal-shaley-gaalkacyo-ka-dhacey-kadib-oo-jawiga-magaaladu-hadda-degenyahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/dagaal-shaley-gaalkacyo-ka-dhacey-kadib-oo-jawiga-magaaladu-hadda-degenyahey\/","title":{"rendered":"Dagaal SHaley Gaalkacyo ka dhacey kadib oo Jawiga Magaaladu Hadda Degenyahey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/galkacyo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/galkacyo.jpg\" alt=\"\" width=\"980\" height=\"551\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/galkacyo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/galkacyo-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 980px) 100vw, 980px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in saakay xaaladu ay degan tahay, kadib markii shalay magalada uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka Gaalkacyo ayaa waxa uu ka dambeeyay kaddib markii la isku qabsaday Bakhaarro laga dhisayay suuqa dhexdiisa, waxaana dagaalkaas kooban ka dhashay khasaare kala duwan oo labada dhinac ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa Afar ruux ayaaa lagu waramayaa in ay ku geeriyoodeen tiro ku dhow 10 kalana waa ay ku dhaawacmatay, iyadoona ay haatan degan tahay xaalada aagii lagu dagaalamay, walow ay jirto aan xaalado cabsi oo ka jira magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamo isku dhaf ah oo goobta u tagay dhex-dhexaadin ayaa saakay dhaq dhaqaaq Ciidan ka wada Afarta gees ee Magaalada Gaalkacyo, waxaana ay sugayaan ammaanka guud ee magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">C\/rashiid Xaaji Cartan oo ah guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Galmudug\u00a0 ayaa sheegay inay ka maamul ahaan isku dayayaan in dagaalka la joojiyo iyagoo kaashanaya dhinac kale ee Puntland, si dagaalku uusan isugu badelin mid weyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in saakay xaaladu ay degan tahay, kadib markii shalay magalada uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug. Dagaalka Gaalkacyo ayaa waxa uu ka dambeeyay kaddib markii la isku qabsaday Bakhaarro laga dhisayay suuqa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41998","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41998","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41998"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42001,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41998\/revisions\/42001"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}