{"id":41994,"date":"2017-11-25T00:46:05","date_gmt":"2017-11-24T21:46:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41994"},"modified":"2017-11-25T00:47:02","modified_gmt":"2017-11-24T21:47:02","slug":"gobolka-shhoose-hawl-gal-qorshaysan-oo-ciidamada-dawladu-kula-wareegeen-saldhigyo-al-shabaab-lahaayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/gobolka-shhoose-hawl-gal-qorshaysan-oo-ciidamada-dawladu-kula-wareegeen-saldhigyo-al-shabaab-lahaayeen\/","title":{"rendered":"Gobolka SH\/hoose Hawl Gal Qorshaysan oo Ciidamada Dawladu kula wareegeen Saldhigyo AL-shabaab lahaayeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hawl-gal-sh-hoose.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41995\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hawl-gal-sh-hoose.jpg\" alt=\"\" width=\"927\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hawl-gal-sh-hoose.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hawl-gal-sh-hoose-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 927px) 100vw, 927px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ayaa lagu waramayaa howlgal qorsheysan kula wareegeen saldhigo Al-shabaab ku lahaayeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa lagu waramayaa in weerar dhowr jiho ah oo ay ku qaadeen deegaanka Abiikaroow ugu danbeyntii u suurtagashay in ay la wareegaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Howlgalka Al-shabaab looga saaray deegaaanka Abiikaroow ayaa waxaa fuliyay ciidamada Ururka 26aad ee guutada Saddexaad ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Talyaha Ururka 26aad ee guutada Sadexaad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed G\/sare Xassan Maxamed Abuukar ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga Africa kala wareegeen Al-shabab deegaanno hoostaga degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa intaa ku daray in deegaanka Abiikaroow ay Al-shabaab ku dileen jireen dadka rayidka oo ay ku eedeeyaan sida uu hadalka u dhigay faldanbiyeedyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa gobolada dalka Soomaaliya ka wada howlgalo lagu doonayo in Al-shabaab looga saaro deegaannada ay maamulaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ayaa lagu waramayaa howlgal qorsheysan kula wareegeen saldhigo Al-shabaab ku lahaayeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa lagu waramayaa in weerar dhowr jiho ah oo ay ku qaadeen deegaanka Abiikaroow ugu danbeyntii u suurtagashay in ay la wareegaan. Howlgalka Al-shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41995,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41994","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41994"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41997,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41994\/revisions\/41997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}