{"id":41979,"date":"2017-11-23T23:20:51","date_gmt":"2017-11-23T20:20:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41979"},"modified":"2017-11-23T23:33:49","modified_gmt":"2017-11-23T20:33:49","slug":"kulankii-khamiislaha-golaha-xukuumadda-jubaland-oo-looga-hadley-arrimaha-amaanka-iyo-qodobo-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/kulankii-khamiislaha-golaha-xukuumadda-jubaland-oo-looga-hadley-arrimaha-amaanka-iyo-qodobo-kale\/","title":{"rendered":"Kulankii Khamiislaha Golaha Xukuumadda Jubaland oo looga Hadley Arrimaha Amaanka iyo Qodobo Kale."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/golaha-w-jubaland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/golaha-w-jubaland.jpg\" alt=\"\" width=\"834\" height=\"556\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/golaha-w-jubaland.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/golaha-w-jubaland-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 834px) 100vw, 834px\" \/><\/a><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shirka maanta oo uu shir gudoominayay madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Max\u2019ed Islaam ayaa diiradda lagu saaray arimo kala duwan oo uu ka mid yahay ammaanka iyo weliba sidii deegaanada ay Shabaab gacanta ku hayaan ee Jubaland looga saari lahaa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ajendayaasha shirka looga hadlayay waxaa ka mid ahaa, arimaha ammaanka, dib u eegista guddiga qaxootiga, dhismaha hanta dhawraha guud iyo arimo kale.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shirka markii uu soo dhamaaday waxaa warbaahinta uga warbixiyay wasiirka warfaafinta, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyadda Jubbaland Mudane Cabdi Nuur Cali Aadan, isagoo sheegay in shirka looga hadlayay arimo badan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa uu xusay in warbixin laga dhageystay wasiiro uu ka mid yahay wasiirka amniga Jubaland oo ka warbixiyay xaaladda guud ee ammaanka Jubbaland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Golaha wasiirada ayuu sheegay in ay ka doodeen arimahaasi, islamarkaana la isku raacay in si wadajir ah loogu istaago sidii loo dardar gelin lahaa howlgallada lagu xaqiijinayo ammaanka iyo sidii gacanta loogu dhigi lahaa deegaanada ka maqan gacanta maamulka ee Jubbaland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhinaca kale, golaha ayaa ka dooday arimo ku saabsan ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka ee la filayo in dhawaan lagu qabto magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J\/hoose, ayadoo goluhu isku raaceen in loo diyaargaroobo cayaarahaasi, islamarkaana laga qeybqaato sidii ay ciyaaruhu ugu qabsoomi lahaayeen jawi wanaagsan, loona dhameystiri lahaa dhammaan waxyaalaha loo baahanyahay.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Shirka maanta oo uu shir gudoominayay madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Max\u2019ed Islaam ayaa diiradda lagu saaray arimo kala duwan oo uu ka mid yahay ammaanka iyo weliba sidii deegaanada ay Shabaab gacanta ku hayaan ee Jubaland looga saari lahaa. Ajendayaasha shirka looga hadlayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41980,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41979","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41979"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41981,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41979\/revisions\/41981"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}