{"id":41958,"date":"2017-11-23T16:55:03","date_gmt":"2017-11-23T13:55:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41958"},"modified":"2017-11-23T17:51:34","modified_gmt":"2017-11-23T14:51:34","slug":"wasiirka-koowaad-ee-xukuumadda-soomaaliya-oo-sheegey-in-la-furayo-waddada-isku-xirta-baydhabo-iyo-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/wasiirka-koowaad-ee-xukuumadda-soomaaliya-oo-sheegey-in-la-furayo-waddada-isku-xirta-baydhabo-iyo-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Soomaaliya oo Sheegey in la Furayo Waddada isku Xirta Baydhabo iyo Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/rw-khayre-baydhabo-wado.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41959\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/rw-khayre-baydhabo-wado.jpg\" alt=\"\" width=\"842\" height=\"561\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/rw-khayre-baydhabo-wado.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/rw-khayre-baydhabo-wado-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 842px) 100vw, 842px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Raysul wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre oo shaly gaaray magaalada Baydhabo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wado qorshe Al-shabaab looga xoreeynayo dalka, isagoo xusay in dhawaan howlgallo ballaaran ay ka bilaabi doonaan inta u dhexeeysa Muqdisho iyo Baydhabo.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu baaqay shacabka reer Baydhabo iyo guud ahaan deegaanada Koonfur Galbeed in ay ka qeybqaataan howlgalladaa ka dhanka ah Al-shabaab ee bilaaban doona.<\/p>\n<p>Xoogagga Al-shabaab ayaa maamula deegaano dhowr ah oo u dhexeeya gobollada SHabeelooyinka iyo Baay.<\/p>\n<p>Raysul wasaare Khayre ayaa xusay in ay go\u2019doonka ka saari doonaan gobollada Bay iyo Bakool, isagoo inta ku daray in sababaha ay dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ugu shaqeyn la\u2019dahay magaalada madaxdeedii ay qeyb tahay dhibaatooyin uu sheegay in Shabaab sabab u yihiin.<\/p>\n<p>Raysul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa mudooyinkii u danbeeyay booqasho ku tagay magaalada Baraawe ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose, ayadoo socdaalka raysul wasaaruhu qeyb ka yahay abaabul ay wado dowladda Soomaaliya oo la doonayo in Shabaab lagula dagaalo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Raysul wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre oo shaly gaaray magaalada Baydhabo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay wado qorshe Al-shabaab looga xoreeynayo dalka, isagoo xusay in dhawaan howlgallo ballaaran ay ka bilaabi doonaan inta u dhexeeysa Muqdisho iyo Baydhabo. Waxa uu ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41959,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41958","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41958","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41958"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41958\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41960,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41958\/revisions\/41960"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41959"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41958"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41958"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41958"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}