{"id":41948,"date":"2017-11-21T20:34:57","date_gmt":"2017-11-21T17:34:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41948"},"modified":"2017-11-22T02:59:40","modified_gmt":"2017-11-21T23:59:40","slug":"guddiga-doorashooyinka-somaliland-oo-la-filayo-in-ay-maanta-ku-dhawaaqaan-natiijada-cod-bixintii-dhacdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/guddiga-doorashooyinka-somaliland-oo-la-filayo-in-ay-maanta-ku-dhawaaqaan-natiijada-cod-bixintii-dhacdey\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo La Filayo in ay Maanta Ku Dhawaaqaan Natiijada Cod bixintii Dhacdey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/gud-dorasho-slnd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft  wp-image-41951\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/gud-dorasho-slnd.jpg\" alt=\"\" width=\"987\" height=\"555\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/gud-dorasho-slnd.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/gud-dorasho-slnd-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 987px) 100vw, 987px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">Todobaad iyo ka badan ayaa ka soo wareegtay doorashadii 13kii bishan ka dhacday Soomaaliland waxaana muuqata in guddiga doorashadu waqti badan ku qaadatay in ay ku dhawaaqaan natiijada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maanta la filayo ugu danbeyn in ay soo baxdo natiijada doorashada iyo Xisbiga guuleystay saddexda Xisbi ee doorashada ku tartamay oo kale ah UCID, Kulmiye iyo WADDANI.<\/p>\n<p align=\"justify\">Musharaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro ayaa xalay ku dhawaaqay in uu qaadacay gabi ahaanba doorashadii dhawaan dhacday oo sidan uu hadalka u dhigay madmadow badanni ku gadaaman yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taageerayaasha Xisbiga ayuu ka dalbaday in ay is dajiyaan lana ilaaliyo xasiloonida, isaga oo intaa ku darray in aysan xaq darro qaadan doonin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka reer Soomaaliland ayaa siweyn ugu dhagtaagaya dhawaaqa guddiga doorashada lamana oga sidda ay xaaladu noqon karto kaddib marka lagu dhawaaqo Xisbiga guuleystay, madaama dhawaan qeybo ka mid ah Soomaaliland ka dhaceen rabshado dhimasho sababay oo la xiriiray cabasho laga muujinayay sidda loo waddo tirinta codadka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Todobaad iyo ka badan ayaa ka soo wareegtay doorashadii 13kii bishan ka dhacday Soomaaliland waxaana muuqata in guddiga doorashadu waqti badan ku qaadatay in ay ku dhawaaqaan natiijada. Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maanta la filayo ugu danbeyn in ay soo baxdo natiijada doorashada iyo Xisbiga guuleystay saddexda Xisbi ee doorashada ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41951,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41948","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41948","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41948"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41948\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41952,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41948\/revisions\/41952"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41951"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41948"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41948"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41948"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}