{"id":41925,"date":"2017-11-20T21:44:39","date_gmt":"2017-11-20T18:44:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41925"},"modified":"2017-11-20T21:47:33","modified_gmt":"2017-11-20T18:47:33","slug":"wasiirka-maaliyadda-soomaaliya-oo-maanta-hor-tagey-barlamaanka-federalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/wasiirka-maaliyadda-soomaaliya-oo-maanta-hor-tagey-barlamaanka-federalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Maanta hor Tagey Barlamaanka Federalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/bayle-w-maaliyada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41926\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/bayle-w-maaliyada.jpg\" alt=\"\" width=\"828\" height=\"590\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/bayle-w-maaliyada.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/bayle-w-maaliyada-300x214.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 828px) 100vw, 828px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta hortagay baarlamaanka Soomaaliya ayaa u gudbiyay xildhibaannada faah faahin ku saabsan misaaniyada sanadkan 2018ka iyo deeqa ay dowladdu heyshay iyo kuwa la filayo intaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Miisaaniyadda 2017-ka waxaa ay aheyd $245.9 Milyan, laakiin waxaa muuqata in miisaaniyada sanadkan wax xoggaa isbadal ah lagu sameeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Wadarta Miisaaniyadda La Qoon-deeyay:<\/strong><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda ayaa si ay u meelmariso hawlaha u qorsheysan sanad miisaaniyadeedka ka bilaabanaya 1-da Janaayo 2018 kuna dhamaada 31, December 2018 ayaa sida hoos ku qoran loo qoondeeyay dakhliga khasanadda iyo lacagaha kale ee dowladda, sida lagu qeexay jadwal-kan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wadarta miisaaniyadda ee loo qoondeeyay miisaaniyadda joogtada ah iyo tan rasumaalka wa sidan:<\/p>\n<p align=\"justify\">(A) Kharash-ka joogtada ah: US$ 260,171,727<\/p>\n<p align=\"justify\">(B) Kharashka Raasumaalka: US$ 14,458,464<\/p>\n<p align=\"justify\">Wadarta Guud: US$ 274,630,191<\/p>\n<p align=\"justify\">Haddaba Haddii ay timaado hoos u dhac kharashaadka ah, waxaa mudnaanta la siin-doonaa:<\/p>\n<p align=\"justify\">Raashiinka iyo Gunnooyinka ciidamada qalabka sida<\/p>\n<p align=\"justify\">Khidmadda maaliyaddu ku shaqeyso(Banka iyo Gobolka)<\/p>\n<p align=\"justify\">Mushaarooyinka\/Gunooyinka shaqaalaha rayidka ah<\/p>\n<p align=\"justify\">Gunnada Xildhibaannada iyo G\/Wasiirada<\/p>\n<p align=\"justify\">Mushaaraadka iyo Gunnooyinka gashibaxa ku jira ee ka soo wareegay sanadkii hore<\/p>\n<p align=\"justify\">Adeegga iyo Agabka xafiisyada dowladda qaranka iyo gobollada<\/p>\n<p align=\"justify\">Gashibaxa alaabta iyo qaamaha la hormarsaday<\/p>\n<p align=\"justify\">Qeybta Laga Qaadayo Canshuurta shaqaalaha dowladda<\/p>\n<p align=\"justify\">0-200 dadka dakhligooda yahay waa 0 ama waxba lagama rabo.<\/p>\n<p align=\"justify\">201-800: waxaa laga rabaa: 6%<\/p>\n<p align=\"justify\">801-1,500 waxaa laga qaadayaa: 12%<\/p>\n<p align=\"justify\">1501 iyo wixii ka sareeyay: 18%<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Canshuuraha kale:<\/strong><\/p>\n<p align=\"justify\">Noocyada Tobacco: $6 iyo midda magaadka $4, Sigaarka royal iyo Sports: $22, sigaar Benson $24.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaadka: 2.5 per kg<\/p>\n<p align=\"justify\">Bansiin iyo Gaas: $56.25, Naafto MT $50.00, Fuusto Bansiin: $12.50 iyo Fuusto Naafto, Gaas: $11.25 Canshuuraha soo degayaasha iyo dhoofayaasha: $30<\/p>\n<p align=\"justify\">Canshuurta Hotellada Muqdisho: 5% adeegga ay bixiyaan. Canshuurta iibka isgaarsiinta, Korontada iyo Biyaha: dhammaan shirkadaha isgaarsiinta, korontada iyo biyaha waxaa waajib ah in ay bixiyaan canshuurta iibka sida tacrifada ku cad jaantuska hoose<\/p>\n<p align=\"justify\">Isgaarsiinta: 15%, Korontada: 5%, Biyaha: 5% iyo Internetka iyo TVyada: 5%<\/p>\n<p align=\"justify\">Deeqaha ay Dowladda fileyso:<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Turkiga oo sanadka laga helay 28,,105,332 waxaa laga filayaa sanadka 2018-da illaa 20,000,000<\/p>\n<p align=\"justify\">Dalka Sacuudiga oo sanadkan waxba aan bixin sida miisaaniyadda ku qoran waxaa laga filayaa sanadka 2018-dda illaa 32,360,000,<\/p>\n<p align=\"justify\">Dalka Qatar waxaa sanadkan ay bixiyeen 10,000,000 isla 10-kaas Milyan ayaa laga filayaa sanadka soo socda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta hortagay baarlamaanka Soomaaliya ayaa u gudbiyay xildhibaannada faah faahin ku saabsan misaaniyada sanadkan 2018ka iyo deeqa ay dowladdu heyshay iyo kuwa la filayo intaba. Miisaaniyadda 2017-ka waxaa ay aheyd $245.9 Milyan, laakiin waxaa muuqata in miisaaniyada sanadkan wax xoggaa isbadal ah lagu sameeyay. Wadarta Miisaaniyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41925","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41925","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41925"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41928,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41925\/revisions\/41928"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41926"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}