{"id":41909,"date":"2017-11-20T20:09:50","date_gmt":"2017-11-20T17:09:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41909"},"modified":"2017-11-20T20:14:36","modified_gmt":"2017-11-20T17:14:36","slug":"kiiska-qalbi-dhagax-iyo-goaankii-barlamaanka-oo-qoyskiisu-bogaadiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/kiiska-qalbi-dhagax-iyo-goaankii-barlamaanka-oo-qoyskiisu-bogaadiyeen\/","title":{"rendered":"Kiiska Qalbi DHagax iyo Go&#8217;aankii Barlamaanka oo Qoyskiisu Bogaadiyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/qalbi-dhagax-barlaman.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/qalbi-dhagax-barlaman.jpg\" alt=\"\" width=\"805\" height=\"451\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/qalbi-dhagax-barlaman.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/qalbi-dhagax-barlaman-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 805px) 100vw, 805px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo dhawaan baarlamaanka Soomaaliya uu sharci darro ku tilmaamay tallaabadii dowladda federaalka Soomaaliya ay ugu gacan galisay dowladda Itoobiya Cabdikariin Qalbi-Dhagax ayaa waxaa markii ugu horeysay arrintaa ka hadlay qoyska Qalbi-Dhagax oo dalbaday in dib loo soo celiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maryan Cabdi Maxamed oo ka mid ah xaasaska Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa sheegtay in markii ugu war danbeysay oo ay la xiriireen uu ku xirnaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Maalin ayaan wada hadalnay oo aan Salaannay, waa uu na wareystay oo Carruurta ayuu naga wareystay, waxaana uu inoo sheegay in uu \u00a0xirran yahay oo Xabsi Guri ku jiro magaalada Addis Ababa ayeey tiri Maryan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maryan ayaa sheegtay in jir dil weyn loo geystay\u00a0 Seygeeda markii laga soo qabtay magaalada Gaalkacyo, hasse ahatee ma aysan sheegin lagu jir dilay xabsiga uu hadda ku jiro ee magaalada Addis Ababa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Aad iyo Aad ayaan baarlamanka iyo umadda Soomaaliyeed uga mahad celineynaa Garab istaaga ay inoo muujiyeen iyo sidda ay uga dhiidhiyeen sharci darrada lagula kacay Qalbi-Dhagax ayeey hadalkeeda sii raacisay&#8221; Maryan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ay ugu danbeyntii sheegtay in ay rajo badan ka qabto in C\/kariin Qalbi Dhagax lagu soo celin doono dalkiisa sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gabar uu dhalay Qalbi Dhagax oo lagu magacaabo Fartuun ayaa iyana sheegtay in ay si wanagsan ula socdaan wararka ku saabsan Aabaheed gaar ahaan go\u2019aankii uu qaatay baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku tilmaamtay mid Wadaniyadeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Annaga Eraygi noogu darnaa waxaa ay aheyd in Aabe iyo Ururkii uu ka tirsanaa ee ONLF lagu sheego Aragagixiso halkii aan wax kale ka sugeyney iyo garaawshiyo ayeey madaxweyne Farmaajo iyo Kheyre la soo shir tageen in ONLF yahay Urur Argagixiso ayeey tiri Fartuun oo la hadashay VOA.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin Fartuun ayaa ku \u00a0dhaliishay baarlamaanka Soomaaliya in aysan cadeynin in laga daba-tagi doono Aabaheed Qalbi Dhagax dibna dalka loogu soo celin doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">Baarlamaanka Soomaaliya ayaa 152 cod ku ogolaaday in ay sharci darro aheyd dhiibistii C\/kariin Qalbi \u2013Dhagax iyo go\u2019aankii xukuumadda ee ahaa in Ururka ONLF yahay Urur Argagixiso.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Iyadoo dhawaan baarlamaanka Soomaaliya uu sharci darro ku tilmaamay tallaabadii dowladda federaalka Soomaaliya ay ugu gacan galisay dowladda Itoobiya Cabdikariin Qalbi-Dhagax ayaa waxaa markii ugu horeysay arrintaa ka hadlay qoyska Qalbi-Dhagax oo dalbaday in dib loo soo celiyo. Maryan Cabdi Maxamed oo ka mid ah xaasaska Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa sheegtay in markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41910,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41909","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41909"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41912,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41909\/revisions\/41912"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41910"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}