{"id":41901,"date":"2017-11-20T18:38:38","date_gmt":"2017-11-20T15:38:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41901"},"modified":"2017-11-20T18:39:21","modified_gmt":"2017-11-20T15:39:21","slug":"dalka-imaaraadka-carabta-oo-lagu-soo-dhaweeyey-mweynaha-soomaaliya-maxamed-cllaahi-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/dalka-imaaraadka-carabta-oo-lagu-soo-dhaweeyey-mweynaha-soomaaliya-maxamed-cllaahi-farmaajo\/","title":{"rendered":"Dalka Imaaraadka Carabta oo lagu soo Dhaweeyey M\/weynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-imarad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-imarad.jpg\" alt=\"\" width=\"847\" height=\"564\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-imarad.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-imarad-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 847px) 100vw, 847px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladdda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo shalay ka anbabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta ayaa kala hadli doona mas\u2019uuliyiinta Imaaraadka arrimo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal iyo in Imaaraadku ku ixtiraamo go\u2019aanka ay dowladda federaalka ka qaadatay khilaafka u dhaxeeya wadamada Carabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waayadii ugu danbeeyay waxaa jiray kala aragti-duwanaasho siyaasadeed oo kala dhaxgalay dowladda federaalka iyo qaar ka mid ah maamul gobolleedyada dalka ka dhisan oo taageeray go\u2019aanka xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadku ay ka qaateen Qatar, iyaga oo ka hor yimid mowqifkii dhexdhexaadnimo ee dowladda federaalku ka qaadatay arrintan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiinta Imaaraadka ayaa la sheegay in ay gacan saar hoose la leeyihiin maamul gobolleedyada qaatay mowqifka ka dhanka ah dowladda federaalka, iyaga oo dhinaca kalana kulammo iyo shirar la yeeshay siyaasiyiin ka soo horjeeda dowladda federaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta ayaa la filayaa in looga wadda hadlo arrimahaa oo idil iyo kaalinta UAE ay ka qaadan karaan dagaalka ay dowladdu ku dhawaaqday ee ka dhanka ah Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladdda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo shalay ka anbabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta ayaa kala hadli doona mas\u2019uuliyiinta Imaaraadka arrimo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal iyo in Imaaraadku ku ixtiraamo go\u2019aanka ay dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41902,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41901","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41901","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41901"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41904,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41901\/revisions\/41904"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}