{"id":41888,"date":"2017-11-19T22:04:48","date_gmt":"2017-11-19T19:04:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41888"},"modified":"2017-11-19T22:07:31","modified_gmt":"2017-11-19T19:07:31","slug":"dalka-imaaraadka-oo-lagu-eedeynayo-in-ay-ku-xadgudbayaan-cunaqabateynta-hubka-ee-soomaaliya-saaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/dalka-imaaraadka-oo-lagu-eedeynayo-in-ay-ku-xadgudbayaan-cunaqabateynta-hubka-ee-soomaaliya-saaran\/","title":{"rendered":"Dalka Imaaraadka oo lagu Eedeynayo in ay ku Xadgudbayaan Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya Saaran."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/eedeyn-imaaraad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/eedeyn-imaaraad.jpg\" alt=\"\" width=\"873\" height=\"615\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/eedeyn-imaaraad.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/eedeyn-imaaraad-300x212.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 873px) 100vw, 873px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Qaramada Midoobey ayaa ku eedeeysay Dowladda Imaaraadka Carabta in ay jabisay islamarkaana carqalad ku tahay cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbixin kasoo baxday Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in dowladda Imaaraadka ay si sharci daro hub uga iibisay ama ugu geysay qaar ka mid ah maamulada dalka ka dhisan, taasina ay dhaawac ku tahay cunaqabeynta hubka ee saaraan Soomaaliya<\/p>\n<p align=\"justify\">Kooxda dabagalka u qaabilsan Soomaaliya ee Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in ay hayaan cadeymo ku saabsan hubka ay dowladda Imaaraadka ay siisay hub qaar ka mid ah maamulada dalka ka jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbixinta ayaa lagu sheegay in taageerada Imaaraadka ee dhinaca hubka ay horseedi karto in ay dib u soo laabtaan Burcad badeedda Soomaaliya sidoo kalena dhibaato weyn ku tahay halganka loogu jiro xasilooni soo celinta Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbixinta ayaa lagu xusay in Markab ay leeyihiin ciidamada Midowga Yurub uu gacanta ku dhigay Markab laga soo raray dalka Imaaraadka oo ku socday Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ay sidoo kale sheegeen in uu sharci daro uu yahay saldhigga dowladda Imaaraadka ee Berbera, islamarkaana uu khatar ku yahay ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaramada Midoobey ayaa ku eedeeysay Dowladda Imaaraadka Carabta in ay jabisay islamarkaana carqalad ku tahay cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbixin kasoo baxday Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in dowladda Imaaraadka ay si sharci daro hub uga iibisay ama ugu geysay qaar ka mid ah maamulada dalka ka dhisan, taasina ay dhaawac ku tahay cunaqabeynta hubka ee saaraan Soomaaliya<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobey ayaa ku eedeeysay Dowladda Imaaraadka Carabta in ay jabisay islamarkaana carqalad ku tahay cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya. Warbixin kasoo baxday Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in dowladda Imaaraadka ay si sharci daro hub uga iibisay ama ugu geysay qaar ka mid ah maamulada dalka ka dhisan, taasina ay dhaawac ku tahay cunaqabeynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41889,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41888","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41888","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41888"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41888\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41891,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41888\/revisions\/41891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41889"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41888"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41888"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41888"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}