{"id":41880,"date":"2017-11-19T21:32:24","date_gmt":"2017-11-19T18:32:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41880"},"modified":"2017-11-19T21:36:53","modified_gmt":"2017-11-19T18:36:53","slug":"kadib-muranka-doorashada-somaliland-oo-mweyne-siilaanyo-sheegey-in-aan-cidina-sheegan-guul-natiijada-gudiga-doorashada-ka-hor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/kadib-muranka-doorashada-somaliland-oo-mweyne-siilaanyo-sheegey-in-aan-cidina-sheegan-guul-natiijada-gudiga-doorashada-ka-hor\/","title":{"rendered":"Kadib Muranka Doorashada Somaliland oo M\/weyne Siilaanyo Sheegey in aan Cidina SHeegan guul Natiijada Gudiga Doorashada ka Hor."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/siilaanyo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41881\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/siilaanyo.jpg\" alt=\"\" width=\"856\" height=\"570\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/siilaanyo.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/siilaanyo-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 856px) 100vw, 856px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ugu baaqay Xisbiyada in ay ilaaliyaan xasiloonida, kana fogaadaan wax kasta oo keeni kara kicin iyo iska horkeen bulsho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Siilaanyo ayaa dhinaca kale faray Xisbiyada ku tartamay doorashadii dhawaan ka dhacday Soomaaliland midna ku dhawaaqin guul doorasho ilaa laga helayo natiijada ay soo saaraan guddiga loo idmaday qabashada doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan ugu baaqayaa hay\u2019addaha Amniga in ay dabagal buuxda ku sameeyaan cid kasta oo ku howlan hurinta colaad sokeeye ayuu yiri madaxweynaha kursiga sii baneynaya ee Soomaaliland Axmed Siilaanyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wali soo bixin natiijada doorashada Isniintii todobaadkii hore ka dhacday Soomaaliland oo ay dadku ku soo dooranayaan madaxweynahoodii Shanaad tan iyo markii uu maamulkaasi ku dhawaaqay in uu ka go\u2019ay Soomaaliya inteeda kale 1991kii.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaan waxaa qeyb ka mid ah deegaannada Soomaaliland ka dhacay dibadbaxyo dhimasho sababay oo dhiggeen taageerayaasha Xisbiga WADANI oo shaki badan ka muujiyay sidda loo waddo tirinta codadka la dhiibatay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ugu baaqay Xisbiyada in ay ilaaliyaan xasiloonida, kana fogaadaan wax kasta oo keeni kara kicin iyo iska horkeen bulsho. Siilaanyo ayaa dhinaca kale faray Xisbiyada ku tartamay doorashadii dhawaan ka dhacday Soomaaliland midna ku dhawaaqin guul doorasho ilaa laga helayo natiijada ay soo saaraan guddiga loo idmaday qabashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41881,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41880","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41880"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41883,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41880\/revisions\/41883"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41881"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}