{"id":41872,"date":"2017-11-19T20:35:43","date_gmt":"2017-11-19T17:35:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41872"},"modified":"2017-11-19T20:40:13","modified_gmt":"2017-11-19T17:40:13","slug":"xasaanad-ka-qaadista-mweynaha-dalka-zimbabwe-ropert-mugabe-oo-maanta-laga-tashanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/xasaanad-ka-qaadista-mweynaha-dalka-zimbabwe-ropert-mugabe-oo-maanta-laga-tashanayo\/","title":{"rendered":"Xasaanad Ka Qaadista M\/weynaha Dalka Zimbabwe Ropert Mugabe oo Maanta Laga Tashanayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mogabe.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41873\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mogabe.jpg\" alt=\"\" width=\"982\" height=\"552\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mogabe.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mogabe-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 982px) 100vw, 982px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa lagu wadaa in magaalada Harare ee dalka Zimbabwe maanta ka dhacaan kulamo xasaasi ah oo looga arrinsanayo xasaanad ka qaadista madaxweynaha da\u2019da ah dalkaasi mudadda dheer soo xukumayay Robert Mugabe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararku waxaa ay sheegayaa in madaxweynaha lagu kacsan yahay saacadaha soo socda uu kulan la qaadan doono madaxda ciidamada la wareegay awoodda dalkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulamadani ayaa la filayaa in Mugabi lagu cadaadiyo in uu xilka ka dago, inkastoo uu horay u diiday arintaan iyada ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hogaamiyayaasha xisbiga haya talada dalka Zimbabwe ee Zanu Zanu-PF ayaa ka wadaxaajoon doona in Mugabi laga qaado xilka hogaamiyaha xisbigaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wadahadalada ayaa noqon doona kuwa ku qotama waxa laga yeelayo mustaqbalka madaxwayne Robert Mugabi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulamada maanta dhacaya ayaa ku soo beegmaya xilli ay maalintii shalay ahayd ay dibadbaxyo balaaran ka dhaceen magalooyiinka waawayn ee Zimbabwi ,kuwaasi oo mugabi ugu baaqayay in uu xilka ka dago.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse wararka ka imanaya dalka Zimbabwe ayaa sheegaya in Mr Mugabe, oo xabsi guri ku jira lagu wado in uu ku gacan sayro baaqa ah in uu iscasilo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Caqabada imika haysata militariga Zimbabwe ayaa ah in ay ku gulystaan sidii ay ugu qancin lahaayeen Mugabi in uu xilka baneeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Si kastaba ha ahaatee dadka reer Zimbabwe ayaa cadeeyay in aysan doonayn Mr Mugabi iyo xaaskiisa Grace oo uu doorbidayay in ay badasho marka uu xilka ka dago.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa lagu wadaa in magaalada Harare ee dalka Zimbabwe maanta ka dhacaan kulamo xasaasi ah oo looga arrinsanayo xasaanad ka qaadista madaxweynaha da\u2019da ah dalkaasi mudadda dheer soo xukumayay Robert Mugabe. Wararku waxaa ay sheegayaa in madaxweynaha lagu kacsan yahay saacadaha soo socda uu kulan la qaadan doono madaxda ciidamada la wareegay awoodda dalkaasi. Kulamadani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41873,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41872","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41872","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41872"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41872\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41875,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41872\/revisions\/41875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41872"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41872"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41872"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}