{"id":41856,"date":"2017-11-18T23:07:57","date_gmt":"2017-11-18T20:07:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41856"},"modified":"2017-11-18T23:12:12","modified_gmt":"2017-11-18T20:12:12","slug":"goaankii-lagu-dhiibey-qalbi-dhagax-oo-barlamaanka-federalku-sharci-darro-in-uu-ahaa-goaamiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/goaankii-lagu-dhiibey-qalbi-dhagax-oo-barlamaanka-federalku-sharci-darro-in-uu-ahaa-goaamiyey\/","title":{"rendered":"Go&#8217;aankii Lagu Dhiibey Qalbi Dhagax oo Barlamaanka Federalku SHarci Darro in uu ahaa Go&#8217;aamiyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/barlaman-qalbi-dhagax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41861\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/barlaman-qalbi-dhagax.jpg\" alt=\"\" width=\"845\" height=\"634\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/barlaman-qalbi-dhagax.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/barlaman-qalbi-dhagax-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 845px) 100vw, 845px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kaddib kulan maanta ay ku yeesheen xarunta gollaha shacabka xildhibaannada baarlamanka oo warbixin ka dhageystay guddigii loo saaray Kiiska dhiibistii C\/kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa sharci darro ku tilmaamay go\u2019aankii ay xukuumadda ka qaadatay arrintan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Guddiga baaritaanka Kiiska Xildhibaan Cali Xoosh ayaa warbixin dheer ka hor akhriyay Xildhibaanada, isagoo xusay in heshiisyadii ay cuskatay Xukuumadda ee dowladdii hore gashay aanu aheyn heshiis isku celin maxaabiis.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xoosh waxaa uu sheegay in heshiisyadaas ahaa mid iskaashi oo lagu xalinayay xaalado amni oo ka jira xuduuda, gaar ahaan ay wada galeen dowlad goboleedyada Soomaaliya iyo dowlad deegaanka Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in arrinta Kiiskan aan Madaxda dowladda laga siin macluumaad sax ah, taasoo u muuqata in Mas\u2019uuliyadda dhiibistii Qalbi Dhagax in dusha laga saarayay Taliskii hore ee Nabadsugida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanada ayaa warbixinta kaddib dood ka yeeshay, waxaana jiray Xildhibaano ka hadlay qaabkii lagu dhiibay Qalbi Dhagax in ay aheyd mid qalad, islamarkaana Madaxda warbixinta la siiyay ay aheyd mid qaldan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cod la galiyay doodda kaddib go\u2019aanka xukuumada 152 Xildhibaan ayaa ogolaatay in uu sharci darro ahaa go&#8217;aankii xukuumadda, halka 6 ay diiday waxaa ka aamusay 3 Xildhibaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Akhriso Bayaanka guddiga :<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" class=\"\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Nov\/20171118636465834978413003kiiska-qalbii1-696x917.jpeg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" class=\"\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Nov\/20171118636465830291338686kiiska-qabli-696x928.jpeg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41857\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41858\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41859\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Kaddib kulan maanta ay ku yeesheen xarunta gollaha shacabka xildhibaannada baarlamanka oo warbixin ka dhageystay guddigii loo saaray Kiiska dhiibistii C\/kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa sharci darro ku tilmaamay go\u2019aankii ay xukuumadda ka qaadatay arrintan. Guddoomiyaha Guddiga baaritaanka Kiiska Xildhibaan Cali Xoosh ayaa warbixin dheer ka hor akhriyay Xildhibaanada, isagoo xusay in heshiisyadii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41861,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41856","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41856"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41863,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41856\/revisions\/41863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}