{"id":41827,"date":"2017-11-18T19:18:32","date_gmt":"2017-11-18T16:18:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41827"},"modified":"2017-11-18T19:18:32","modified_gmt":"2017-11-18T16:18:32","slug":"badda-u-dhaxeysa-liibiya-iyo-talyaaniga-oo-tahriibayaal-lagu-layaheywaa-imisa-tirada-tahriibayaalka-la-waayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/badda-u-dhaxeysa-liibiya-iyo-talyaaniga-oo-tahriibayaal-lagu-layaheywaa-imisa-tirada-tahriibayaalka-la-waayey\/","title":{"rendered":"Badda U Dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga oo Tahriibayaal lagu la&#8217;yahey\/waa imisa Tirada Tahriibayaalka la waayey?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/tahriibayaal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft  wp-image-41828\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/tahriibayaal.jpg\" alt=\"\" width=\"824\" height=\"514\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/tahriibayaal.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/tahriibayaal-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 824px) 100vw, 824px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">Wararka laga hellayo biyaha badda u dhaxeeysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga ayaa sheegaya in dooni siday in ka badan 100 ruux Muhaajiriin ah in la\u2019la yahay , islamarkaana ay baadi goobaayaan Saraakiisha Ciidamada badda ee Talyaaniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sarkaal u hadlay Ciidamada badda dowladda Talyaaniga ayaa sheegay in dadkaasi lagu la\u2019yahay badda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka qaar ayaa sheegaya Muhaajiriinta badankood ay ka soo jeedaan Qaarada Africa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doonidaan ayaa la sheegay in ay ka baxday xeebaha dalka Liibiya ,islamarkaana ay kusii jeeday dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Talyaaniga ayaa shalay helay Meydadka ku dhawaad 30 qof oo haween ah , kuwaa soo kasoo jeedda dalka Nigeria.<\/p>\n<p align=\"justify\">Badda Liibiya ayaa noqotay marinka ugu weyn ee Muhaajiriinta u socota Yurub, kaddib markii ay Turkiga iyo Midowga Yurub ku heshiiyeen joojinta tahriibayaasha mara badda Aegean.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Ilaalada xeebaha dalka Liibiya ayaa soo badbaadiyay isbuucii lasoo dhaafay in ka badan Kumannaan qof oo tahriibayaal ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41762\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41763\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41764\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga hellayo biyaha badda u dhaxeeysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga ayaa sheegaya in dooni siday in ka badan 100 ruux Muhaajiriin ah in la\u2019la yahay , islamarkaana ay baadi goobaayaan Saraakiisha Ciidamada badda ee Talyaaniga. Sarkaal u hadlay Ciidamada badda dowladda Talyaaniga ayaa sheegay in dadkaasi lagu la\u2019yahay badda. Wararka qaar ayaa sheegaya Muhaajiriinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41828,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41827","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41827","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41827"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41829,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41827\/revisions\/41829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41828"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}